Horn Broadcasting Network- award-winning Somalia's First Exclusively Digital Media, covering Somalia & the Horn of Africa|Got a story? Send [email protected]

Everywhere
Joined April 2021
#WAR: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol wadatashi doorasho ugu yeeray Mucaaradka hbnonlinetv.com/madaxweyne-x…
225
#WAR: Madaxweyne Deni oo ku baaqay shir degdeg ah oo looga heshiinayo doorashooyinka Soomaaliya hbnonlinetv.com/madaxweyne-d…
440
#WAR: Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey ee cudurka Ebola hbnonlinetv.com/dowladda-soo…
1
1
438
#WAR: Digniin cusub oo laga soo saaray roobab laga filayo saacadaha soo socda inay ka da’aan Soomaaliya hbnonlinetv.com/digniin-cusu…
1
2
489
#WAR: Muxuu yahay qorshaha wafdiga ka socda Turkiga ee Muqdisho soo gaaray? hbnonlinetv.com/muxuu-yahay-…
1
3
764
#WAR: Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay hoggaanka Hirshabeelle & ku xigeen cusub hbnonlinetv.com/cali-guudlaa…
1
7
642
WARGELIN: Caawa & Falanqaynta Jimcaha. Nagu soo biir 9:30pm saacadda Geeska Afrika haddii ALLE idmo.
4
1
1
12
2,526
Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha ee @HBNOnlineTV, toddobaadkan waxaan ku lafaguri doonnaa mowduuca Galmudug: Maxay yihiin caqabadaha iyo fursadaha horyaalla hoggaanka cusub? Waxaa barnaamijka marti inoogu ah Xareed Cali Xareed (@Haredali1), Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Galmudug; Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac (@yasin_garad), Wasiirkii hore ee Caafimaadka Galmudug; Falis Faarax (@FalisFarah), Falanqeeysa Arrimaha Siyaasadda iyo Bulshada; iyo Yuusuf Xasan Macallin (@yusufhassan8), Saxafi Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Gobolka. Barnaamijka waxaa daadihinaya @MowliidHaji. La soco caawa, 23-ka Oktoobar 2026, saacadda 9:30 fiidnimo (xilliga Geeska Afrika) ama 7:30 fiidnimo (BST), haddii Alle idmo. #FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN #HBNOnlineTV
4
1
5
1,479
Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug
1
490
#WAR: Liibaan Axmed oo ku Guuleystay Hoggaanka Galmudug hbnonlinetv.com/liibaan-axme…
1
1
8
971
#WAR: Doorashada Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo Socota hbnonlinetv.com/doorashada-h…
2
1
3
682
#WAR: Somaliland oo sheegtay in DFS ay fara-galin qaawan ku heyso hawadeeda, ayna qaadi doonto talaabo ka dhan ah hbnonlinetv.com/somaliland-o…
815
#WAR: Muxuu yahay qorshaha DFS soo saartay ee xaddidaya dadka awoodda u leh fulinta guurka? hbnonlinetv.com/muxuu-yahay-…
2
3
1,182