Annual Judicial Conference (@AJConference) header
Annual Judicial Conference (@AJConference) profile picture

The annual Judicial Conference is held annually in January fulfilling with Art. 30 Judicial System Act of 1962, and 1974.

Somalia
Joined December 2021
Dhamadka ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ee labadi malin nogu socday magalada Muqdisho waxa laga soo saray War-murtiyed, waxa akhriyay oo saxafadda la wadaagay, Xeer-ilaliye Ku xigen ka Qaranka Mudane ๐‰๐ข๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐‰๐ข๐ซ๐๐ž.
1
2
3
125
"Waan garwaaqsannahay caqabadaha waaweyn ee haysta Garsoorka iyo Cadaaladda Dalka, waxaana balanqaadeynaa in aan wax ka qabanayno inta awooddeena ah". โ€” ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐‘๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐…๐’ #AnnualJudicialConference2025
1
2
3
94
Waxaa nagu soo biiray Raysal Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre. Waxa uu kalmad ka jeedin doonnaa sidoo kalena si rasmi ah u soo xiri doonaa Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka 2025. #AnnualJudicialConference2025 #2025AnnualConferenceofJudges
1
2
2
82
Garsoore ๐’๐ก๐ฎ๐œ๐ž๐ฒ๐› ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ayaa ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ka jeediyay Cilmi-baaris ku sabsaan Cadeemaha Elektaroniga ah ee Casriyaynta Garsoorka. #AnnualJudicialConference2025 #2025AnnualConferenceofJudges
1
1
52
Enjineer Sakariye Cali Guray, ayaa ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ka jeediyay Cilmi-baaris ku saabsanayd 'Kaalinta Tiknoolajiyadda ee Casriyaynta Garsoorka.' #AnnualJudicialConference2025 ##2025AnnualConferenceofJudges #ModernizingJudgment
1
1
2
64
"Garsorku wuxu soo maray marxalado badan oo kala duwan, balse hadda waxa uu jooga heerkisa ugu wanaagsana, wana sii casriyeyn donna"๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ #AnnualJudicialConference2025
1
2
2
60
โ€œWaxaa loo baahan yahay in dadkeenna ku jira siyaasadda inay diiradda saaraan danta qaranka iyo tan ummadda oo ay ugu horreyso caddaalada." โ€“ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, ๐’๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฆ๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ #AnnualJudicialConference2025
2
1
3
68
"Xukuumadda Dan Qaran muhiimad gaar ah ayay siisay garsorka, markii ugu horreysay oo caddaaladda iyo garsorka laga dhigo Tiir gaar ah, marki hore Amniga ayay hoos tagi jireen" ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง, ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š D ๐—๐…๐’
1
1
39
"Khaladadka ku dhaca shurucda dalkena waxa ka mid ah; in aan la tixigelin waqica jira ee wadanka. In aan loo samayn xeerka si ku habon bahida iyo caqabada dadka loo samaynayo, waxay keneysa in hadhow sharci naga awod badan ama u qalmin lasoo saaro." Sacid Birmad, Lataliye XHQ.
1
2
46
Qareen ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ. ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ข๐๐ข๐ข๐ง (๐ƒ๐ฎ๐๐š๐š๐ฒ๐ž) ayaa hadda jeedinaayaa cilmi-baaris ku saabsan "๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐šโ€. #AnnualJudicialConference2025 #2025AnnualConferenceofJudges
1
1
36
Waxaa Shirka lagu soo bandhigay Muuqaal Documentary ah oo ka hadlayay ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š, waxaana ka soo muuqday masuuliyiin kala duwan, khubaro dhanka sharciga iyo tiknoolajiyadda. #AnnualJudicialConference2025 #2025AnnualConferenceofJudges
1
2
3
71
โ€œMachadka Garsoorka waxaa u suurtagashay in uu ku biiro ururo caalami ah oo ay ka mid yihiin: Ururka Tababarka Garsoorka, Ururka machadyada garsoorka ee Carabta, Yurub, iyo Ururka garsoorka ee Afrika.โ€ Agaasimaha M.G, ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐Œ. ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง #AnnualJudicialConference2025
2
2
3
79
Waxaa si rasmi ah noogu furmay maalinta labaad ee Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka oo sanadkan cinwaankiisu yahay "๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š". #AnnualJudicialConference2025 #2025AnnualConferenceofJudges
2
2
2
92
"Garsoorka Hirshabeele waxa uu wajahayaa caqabado badan oo ay ka mid yihiin in uusan heysan xarumo uu ku shaqeeyo, xabsiyo iyo mushaar ku filan garsoorayasha" C/laahi Maxamud Gudomiyaha M/ Sare ee Hirshabele. #AnnualJudicialConference2025
2
2
2
77
"Waxan ku amaanaya hay'adaha garsoorka dalka in ay ku guulaysteen iyada oo duruufo kala duwan jiraan 7dobadii sano ee ugu dambaysay qabashada ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š. Miisaaniyada dalka 80%. #AnnualJudicialConference2025 #ModernizingJudgment
1
1
3
76
"Garsorku waa sax marxalado badan oo kala duwan ayuu soo maray, balse hada waxa uu jooga heer ay tahay in aan ku faanno. Balse waxa jirta helid xumo maaliyaded oo aad ugu qalmin." โ€” ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐šM/S, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ #ModernizingJudgment
2
3
72
Waxa hada inoo socda Dood Wadaaggeena 1aad, maalinta 1aad, waxana logu hadalaya "๐–๐š๐š๐ช๐ข๐œ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐šโ€. Dooddan koowad: 1. Hon. Bashe Yusuf Axmed 2. Dr. Cali Yaasiin Sheekh 3. C/qafar Cilmi Xaange ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž: Dr. Abukar Axmed
1
2
3
86
Xeer-ilaaliye Ku-xigeen ๐‰๐ข๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐‰๐ข๐ซ๐๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข ayaa ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ka jeediyay Cilmi-baaris ka saabsaneyd 'Waaqica Garsoorka iyo Casriyaynta'. #AnnualJudicialConference2025 #ShirSanadeedkaGarsoorka2025
1
2
3
58
Guddoomiye Ku-xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ayaa ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ka jeediyay Cilmi-baris ka saabsaneyd 'Qimeynta Qondada Miisaniyadda iyo Casriyaynta Garsorka'. #CasriyeyntaGarsoorka
1
2
2
56