
currently serving as a member of the @FDREHOPR and founder of Sitti Heritage Foundation is a dedicated organization committed to preserving and promoting the
AddisAbaba
Joined November 2024
- Tweets63
- Following51
- Followers149
- Likes80
Hambalyo waziir ku xigeenada la magacabay ee here federal ah somaalina ku matsha. allah nigu asturo xilka la nii dhibay.
Qomiyadaha badan ee Ethiopia waxay xafladi caleema sarka raisal wasaraha Ethiopia kaga Soo qayb galeen dhaqankooga anaguna anaga oo umada somaliyeed matalayna dhaqankeena ayaan kaga qayb galnay.
Xildhibanada federalka iyo madaxda deganka uu uu horeyo mustafe oon wakhti fican ku wada qadanay hotelka sharaton ee Addis Ababa markan ka Soo baxnay shirki la aqal ee federalka Ethiopia aqalka federeshinka iyo aqlka golaha shacbka.
What a history day. I was with Espanol and with them always. full reason to support Espanol. congratulations For ur success
Hablaha xildhibanada somalia ku matala parlamanka federalka Ethiopia. 3 hablood aya sawirkan ka maqan 1.dire 1 adisaba iyo 1 faafan.
Xasuus qaali ah wax qabadadi uu horeyay ee xeer cise ku saabsana .waa bandhig carow jijga lagu qabtay aan ku Soo bandhignay xeerka cisaha intii aqoonsiga caalamiga Anu helin ka hor. Waxana bandhigan Soo booqday madaxwaynayasha deeganada Ethiopia oo dhan.
Mashaa allah aad iyo aad Ayan idinku farxay wanan nigu fanaa hambalyo hambalyo xulka gobalak sitti ee maanta kuubka qaday. Horay uu socda.
Today was the last day for women cocus of 6th term parliment member.
ዛሬ የ6ኛው ዙር ተመራጭ ሴቶች ክብር ምክር ቤት አባላት መዝግያ ፕሮግራም ነበር።
Manta waxa la Soo gabagabeyay 5tii sano ee hawenka parlamanka kokoska waxqabadkooga
Our final parliment meeting with prime minister abiy ahmed .
የመጨረሻው የምክር ቤት ስብስቦችን ከ ዶ/ር አብይ ጋር የነበረን ቆይታ ነው።
Waa shirkii uu danbeyay ee Shanta sano xildhiban la Soo ahaa aan la qadanaya Dr. abiy ahmed.
Xisbiga barwaaqo waa xisbiga sinaanta qomiyadaha :diimaha iyo haweenka dhaqan galaiya. Hablaha wad xijaban waa xildhibanada federalka Ethiopia.
This was the final work of our standing committee in the journey of 5year in the parliment. and the audit report of 2017 government offices. By the head of audit office.
Thank you My dear brother may Allah be with us to be the real voice of our people
Waxa farxad wayiin inoo ah umada islaamka ee Ethiopia ku nool in parlamanka ku ansixinay sharciigi maxkamadaha islaamka oo dib loo hagaajiyay kaas oo ka dhigaya maxakamada islaamka ee Ethiopia kuwan madax banan oo sidii sharicadu ahyd goanad uu qadanaya oo bulshada uu adeegaya.
Waxa mahad alle ah inaan ka mid noqdo hawenka Hal doowrka ee deganka somalida sandaka 2026 abaal marinta lagu siyay wax qabadkoodi.































