
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://xitter.cf/t.co/X5PE0T24tW
London, UK
Joined December 2008
- Tweets53.1K
- Following39
- Followers626K
- Likes241
Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari la siiyo Sacudiga bbc.in/4jI5XRH
Iran, Pakistan, Sacuudiga iyo Turkiga ayaa Tehran ku kulmaya bbc.in/4ijVGc7
Lula da Silva ayaa loo doortay madaxweynaha Brazil bbc.in/4kaYjiY
Weerarada Xuutiyina ayaa joojiyay 90 boqlkiiba duulimaadyada Riyaad bbc.in/47BjaEK
Katz : Israel ma qorsheyneyso in ay weerarto Iran ka hor dorashada bbc.in/4sIQWBP
Xagee ayey Iran ka heshaa qalabka ay diyaaradaha Drones-ka ku sameyso? bbc.in/3WofiEz
Faransiiska ayaa u diyaargaroobaya dibadbaxyo la xiriira qiimaha nolosha oo sare u kacay. bbc.in/4skv0fM
Taliyaha Ciidamada Iran: Uma oggolaan doono maraakiibta Mareykanka in ay markale soo galaan gacanka Beershiya bbc.in/4jyVZlF
Trump: Waxaa suuragal ah in aan tallaabo milatari ka qaadno Iran bbc.in/4evqc1v
Laba qof oo mar kale loo xiray ka dib dhacdadii ka dhacday RAF Fairford. bbc.in/4dKNHn8
Kanaallada baahinta ee BBC Three, BBC Scotland iyo Radio 4 Extra oo la xirayo. bbc.in/3VRD4sw
Heshiiska Isbahaysiga Maka oo loo gudbiyay Baarlamaanka Turkiga. bbc.in/4eD4Vmv
Dad badan oo rayid ah oo ku dhintay weeraradii ugu dambeeyay ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Suudaan. bbc.in/4B8RHaS
UK oo diyaarado dagaal u diraysa Sacuudi Carabiya si ay uga difaacdo weerarrada Xuutiyiinta. bbc.in/482X6Tv
Ronaldo oo laga joojiyay xulka qaranka Portugal muddo 30 maalmood ah ganaax lacageedna lagu riday. bbc.in/4enFc1n
Itoobiya oo uga digtay Eritrea inay taageerto kooxaha mucaaradka. bbc.in/4ywMM0S
Saadaasha oo tilmaamaysaa in Alberta ay si aqlabiyad leh ugu codeysay inay kasii mid ahaato Canada. bbc.in/4hWV5hI
Shiinaha iyo Jarmalka ayaa u digay muwaadiniintooda booqanaya Faransiiska bbc.in/4dM3FgC
AFP: 50 qof ayaa ku dhimatay weerarka Shabwa ee Yemen bbc.in/4isSCvn
Xog bixiye reer Iran ah ayaa difaacay weerar lagu qaaday xarumaha gaaska Qatar bbc.in/4zH6xnl

















