Dr. Liban Baffo (@BaffoDr) profile picture

Choose the best

Somalia
Joined March 2019
QALBIGA BINA'AADAMKA WUU DAXALAYSTAA SIDA BIRTA OO KALE, WAXAANA SABABA 4 ARRIN: 1. HADALKAAGA 2. MAQALKAAGA 3. FIIRINTAADA 4. FAKARKAAGA WAXAANA QALBIGA BINA'AADAM LAGU NADIIFIN KARAA 2 ARRIMOOD OOKELIYA: 1. QUR'AAN AQRINTA BADAN 2. XUSUUTAADA OOD KU BADISO MAALINTA AAKHIRO
2
SOOMAALI WAXAA LAGU QUFULAY WAX LA YIRAAHDO AWOOD QAYBSI, MARKAASAAD EAXAAD ARKAYSAA PROFESSOR UU GARBINAAYO QOF AANAN AQOON RAADKEEDABA LAHAYN, SABABTUNA MAXAY TAHAY? WAA QABIIL DARTII. ALLAH HA GARANSIIYO SOOMAALI KEEDA MUDAN EE AQOONTA LEH INEY KADIGTAAN HORSOCOD AMA HOGAAN.
1
3
Somalia is one of the places in the world where the professor and the cleaner can have the same job opportunities, because of clan
2
EBEDKAA DIB HA U GURAN, NOQO RUUX GO'AAN ADAG. GO'AAN ADEEGA WUXUU DHASHAA WADA-TASHI KADIB, WAXAANA DALIIL U AH QOWLKA EEBE SAREEYEE: وَشَاوِرْهُمْ فِي الْأَمْرِ ۖ فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِينَ
1
SOOMAALI MAXAY U TOOSI LA'DAHAY OO HAD IYO JEER UU QILAAF U DHEX YAALAA? WAXAA LAGA LA'YAHAY INAY DABAQAAN AAYADAN QURAANKA AH IYO KUWA KALOO BADAN OO LAMIDA وَأَنذِرْ عَشِيرَتَكَ الْأَقْرَبِينَ TAASOO TAABANAYSA MEESHA UU XALKA KU JIRO.
2
Ka tagista Xafiiska ra'aysul wasaare khayre, ma jirtaa wax aay u dhimi karto siyaasadda dalka? maadaama uu ka digayay in hadii wadankan aaysan doorasho kadhicin waqtigii loogu talagalay, inay dhici karto in la wajahayo qalalaaso siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid amniba.
1
If most of African leaders understand what this professor pointed... Better to understand what the truth is! m.facebook.com/story.php?sto…
1
FOR SUCCESS, CHOOSE THE BEST - KASMO UNIVERSITY (K.U.)
2
Understand, real situations expose fake People... Don't let your loyalty become your slavery... Stop being loyal to the wrong people... Be loyal to your self first and then to the people who bring your life dreams not drama
1