
@BellaBooks04 waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta & goob kasta.
Mogadishu
Joined April 2021
- Tweets49
- Following1
- Followers252
- Likes44
Pinned Tweet
Bella Books waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta iyo goob kasta.
#BellaBooks
#BellaBooks04
#HufnaanIyoHawlkarnimo
Maxamed I. Warsame waxa uu ahaa abwaan codkar ah, aftahan afyaqaan ah, mufakir xilkas ah, indheergarad fogaan'arag ah iyo adeege bulsho oo maddaale ah. Alle-Weyne ha u naxariisto oo jannooyinkiisa ha ku sooro.
Maamulka Shirkadda,
Bella Books.
9
Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga Mahuraan: Dugsi Laga Barto Sida Loo Noolaado (3000 oo Talo) ee uu qoray Cabdulqaadir Nuur Xuseen (Maax).
⏰ Hadda dalbo oo hadda hel. 🚚 Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
6
Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga Framing Somalia: Beyond Africa's Merchanta of Misery ee uu qoray Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.
⏰ Hadda dalbo oo hadda hel. 🚚 Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
4
Buuggiisa wate cidina ma badowsato. Badowsi ka xorow oo buugaag faa'iido leh naga iibso 😇
⏰ Hadda dalbo oo hadda hel. 🚚 Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
📩: wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1
#BellaBooks
Shaah macaan iyo buugba labo goor baa la biistaa. BIIS! 😁
#BellaBooks
#FariintBella
"Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli."
— Hadraawi.
#BellaBooks
4
Buug aad saaxiibkaa u dhiibtay hadduu saaxiibkiis u sii dhiibo soo ma laabto ee ka samir yaah 😄
#FariintaBella
4
Ku socoto cidda ay khusayso: Fadlan dhammee buugga aad akhrinayso! Mahadsanid 🙂
#FariintaBella
Maalinta Mucaashiqiinta Buugaagta 🎊 Hanbalyo! Dadkeenna buugaagta jecelow waxaa la gaaray maalintiinnii.
Halkan uga yeer saaxiibkaaga buugaagta jecelow oo u hanbalyee!
#MaalintaMucaashiqiintaBuugaagta
#HappyBookLoversDay
Macmiil waa kuu diyaar ah buugga Dhacdo iyo Dhugasho ee uu qoray Xamse Cumar Kujoog.
🚚 Hadda dalbo oo hadda hel. Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
📩: wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1
📍: Muqdisho, Isgoyska Taleex.
4
Macmiil, ogow in aanay daanyeernimo ahayn in aad saaxiibtaa buugaag u hadyayso 😄
#HufnaanIyoHawlkarnimo
#BellaBooks #BellaBooks2022
Macmiil na soo booqo oo iibso buugga aad jeceshay.
#BellaBooks #BellaBooks2021
#HufnaanIyoHawlkarnimo
7
Mahadsanid mudane @SenatorAbshir 👏
Maya! oo Muqdisho ma aha abdo la’aan oo ishii raadisaa waxay helaysaa goobo yididdiilo geliya iyo dhallinyaro hankoodu heegadaa yahay. #Guuleysta.
Maanta ayaan tegay 👉 @BellaBooks04 waxaana ka soo iibsaday ilaa 10 buug oo xul ah.
Waxa sharaf weyn oo ah in uu maanta xarunta @BellaBooks04 nagu soo booqdo, kana adeegtay @SenatorAbshir oo ah Guddoomiye-Ku-Xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare.
Agaasimaha Bella Books, mudane Cabdiqaadir Beddel Keynaan baa si diirran u soo dhoweeyay Guddoomiye Abshir-Bukhaari.
Bella Books.
#BellaBooks #BellaBooks2021
#HufnaanIyoHawlkarnimo
5
Macmiil ma leedahay mid ka mid ah dabeecadahan? Na la wadaag dabeecadahaaga?
#BellaBooks #BellaBooks2021
#HufnaanIyoHawlkarnimo




















