Uneexo (@Cawslab) header
Uneexo (@Cawslab) profile picture

Inta aad Sharciga Ilaalinaysid, waan kuu hiilin | Ammaan | Caddaalad | Horumar | Qof iyo Cod | Han | Somaali mid ah | Qabiilkaagu Qiimo Iiguma Fadhiyo.

Joined November 2021
Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)Photo by Uneexo (@Cawslab)
Pinned Tweet
It's OFFICIAL: I hereby solemnly declare the definitive end of the Al-Shabaab terrorist insurgency in Somalia. Let's celebrate tomorrow 5/10/2026
1
2
1
13
9,835
Xayaysiin JABAN. 🤣😅🤣
Dalkan meel xun ayuu u socdaa mana ahan inaan iska aamusno.
47
Waa kuwan soo wada baxay ICTISAAM. Waxaa ka dhex hadlaya #Deni. Ninkani waa gudoomiya guddiga shuurada ama "Barlamaankooda". Waa nin ay Deni isku reer yihiin. Adeer ama ICTISAAM ka soo dhex hadal, ama Alshabaab laguu "Joojin maa". Dowladnimada dhiig ku soo darsada.
Ururkii Khawaarij ta ee ICTISAAM oo warqad soo saaray. Hadda ogaada Somali waxay la tacaalaysaan fekerka Takfiiriga ah ee Wahaabiga ee ay Xambaarsan yihiin. Waa raggii Ilaa Saliid Somalida soo layanyey ayaa maanta xalkeeda ka talinaya!!! Miyaanu isku ciyaaraynaa?
1
2
113
Garissa Mafia fear @HassanSMohamud, who is about to end their project in 🇸🇴 disguised in 🇰🇪’s National Security. They will lose millions laundered into Nairobi by their man, AhmedMadoobe. The Jubbaland project has brought them wealth, fame, and influence in 🇰🇪. They are cartels.
Critically important that the EAST AFRICAN LAW SOCIETY this evening issued a hard hitting statement condemning the reckless and unconstitutional attack on the Supreme Court of Somalia by Somalia's former President @HassanSMohamud. The SOCIETY's statement highlights the egregious transgressions by Somalia's former President and his vile attempt to wreck havoc on Somalia's constitutional architecture, the judgment of the Supreme Court notwithstanding. As the umbrella body of all Law Societies in Eastern Africa, the statement of the society highlights the danger posed by Somalia's former President to regional stability and his reckless attempt in undermining the democratic values and national ethos of the region. @AbdirizakOm @NasraBashiir
1
2
5
293
BIG: It seems this is the last warning for the so-called opposition to distance themselves from the plot orchestrated by foreign govs against FGS. FGS will likely take action if the so-called opposition doesn't stop destabilizing the city & inciting residents against the gov.
5
7
23
1,898
Ururkii Khawaarij ta ee ICTISAAM oo warqad soo saaray. Hadda ogaada Somali waxay la tacaalaysaan fekerka Takfiiriga ah ee Wahaabiga ee ay Xambaarsan yihiin. Waa raggii Ilaa Saliid Somalida soo layanyey ayaa maanta xalkeeda ka talinaya!!! Miyaanu isku ciyaaraynaa?
3
1
6
463
Waayahan dhaqanka waxaa lugu xulaa yaa SAWIRKA ku qurux badan. Yaa DIYAANO marsaday. Caqli iyo Garaad laguma xulo. Nin Sambaloolshe oo عبد الدينار ah iska wato, iyo mid Khayre Drone-ta isaga dhigo. Somalia u joogsan mayso. Ugaas bilaa xikmad ah.
3
1
7
395
Reer Muqdisho way soo jeedaan, indhahooduna wa 5. Way arkaan kuwa dabada la galay 🇪🇹, 🇰🇪 iyo Khawaarij. Way arkaan kuwa diidey in ay ka qayb qaataan la dagaalanka Khawaarij oo ay ku biiraan SNA. Way arkan kuwa doonaya VillaSomalia iyagoon dhiiga bixin.
4
17
51
2,531
Abolish the unjust 4.5 system, which disadvantages the Hawiye, Digil-Mirifle, & Jareerweyne. It should apply only to Somalis from 🇸🇴, not those from 🇰🇪 or 🇪🇹. Stop the Darood benefit from the system without adequately contributing to the SNA or the fight against Al-Shabaab.
Wuxuu ku leeyahay Puntland iyo Jubbaland. Maxay ku darsadeen Dowladda Federalka ah Puntland iyo Jubbaland?. Ciidan Qaran SNA kuma jiraan oo uma dhuntaan calanka iyo ciida. Cashuur ma bixiyaan Jubbaland iyada waxaaba maamula Garissa mafia iyo Liyu Police. Ninkii u dhintaa leh.
9
3
1
22
4,856
Wuxuu ku leeyahay Puntland iyo Jubbaland. Maxay ku darsadeen Dowladda Federalka ah Puntland iyo Jubbaland?. Ciidan Qaran SNA kuma jiraan oo uma dhuntaan calanka iyo ciida. Cashuur ma bixiyaan Jubbaland iyada waxaaba maamula Garissa mafia iyo Liyu Police. Ninkii u dhintaa leh.
12
4
1
16
3,498
Reer Waqooyi Bari fekerkii Takfiiriga Wahhaabiga ahaa baa idiin soo socda e Caruurta ka ilaashada.
193
Imadadaali, Imaaweeli Ila daawada Hobolada Calaacalka iyo riwaayadii u dambaysey. Magaceedu waa "HSM oo lacag ku iibsanaya daacadnimada".
2
6
365
🇰🇪ns must know the business going on in Jubbaland. While 🇰🇪’s presence in Kismayo was intended to prevent AlShabaab attacks, the Garissa mafia & powerful elites benefit from funds given to AhmedMadobe by the FGS & IC. In 2025 alone, the FGS gave him $33 m, yet 🇰🇪 media is silent.
The Deputy Commander, AUSSOM Sector II, Colonel Daniel Musau, paid a courtesy call on the President of Somalia's Jubbaland State, His Excellency Ahmed Mohamed Islam, in Kismayo.See more: tinyurl.com/y3hvh78b
10
5
22
2,525
XANANBUURE, Somalia. Waa kumanaan DHIIG cusub ah oo ku soo biiray SNA. Nin baa ku dhahaya waa HAWIYE hadana xukun raba. Waddanka manfaciisa haddii la wada rabo, hadii aad rabto "in dhexda la soo dhigo"?. SNA wiilal ku soo darso. Ninka dhimanayaa xaq u leh inuu xukunka joogo.
4
3
11
761
Fahad Yasin oo noo xigtey Idaacadiisii #GeedFadhi. 🤣. Fahad Yasin waa Kenyan. Madaxweynahiisa 1aad waa WilliamRuto. Raggan GeedFadhi waxay joogaan Nairobi. Waa mid ka mid ah Media ha ay sirdoonka Kenya u adeegsato bur burinta dowladda 🇸🇴. Waxaa kaloo ka mid Catoosh iyo Naagtan.
𝐍𝐀𝐂𝐀𝐒, 𝐍𝐀𝐂𝐅𝐈 𝐋𝐄𝐇 Shirqool dalka lagu burburinayo ayuu qayb ka yahay Xasan Sheekh. Ficillada iyo farsamada uu ku dhaqaaqayo dal shisheeye ayaa usoo dhiiba, isna wuu fuliyaa oo kaliya, iyadoo looga dhigayo inuu xukunka kusii joogayo qaabkaas. Waxaa kaloo laga dhaadhicyay Soomaaliya waa inaad madax kasii ahaato ama aysan kaa dambeynin iyadoo dowlad ah. Shirqoolka wuxuu leeyahay hal maskax oo gadaal ka wada hagaysa iyo hal taliye oo labada aag kala amraya.
2
1
14
1,235
Haday Jawaabtu noqoto #Somalia, dee hala wada difaacdo, ciidanka qaranka hala qorto dhimashada ogolaada. Haday Jawaabtu noqoto #Hawiye, dee u daaya HSM 30 sano xukunka ha fadhiyo ileyn dhalinyarada Hawiye ayaa Alshabaab hortaagane. Sabab aad VillaSomalia u hunguraysaa ma jirto.
4
2
12
893
Kuwa Ethiopia iyo Kenya ka yimi ma fahmi karaan Xawaadle. Xawaadle way Goolaaftamaan laakin ma dagaalamaan. Xawaadle Muqdisho marna ka go'i maayo beledweyne waa sida Afgooye oo kale. Kuwa xiiqsan ee xumaanta la doonaya candhuuftiina dib u liqa.
7
3
15
2,076
Most of these are Liyu Police militias from the DDS🇪🇹, militias from Garissa County recruited by the Garissa mafia that runs 🇰🇪’s NIS, with some 🇰🇪’s gov elites. They are not native to 🇸🇴, including AhmedMadobe. The Garissa mafia has become richer and richer since 🇰🇪 entered 🇸🇴.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada Miido, Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kormeer ugu tagay Ciidanka Daraawiishta Jubaland ee saldhig ku leh Deegaannadaas.
9
5
1
57
8,053
The Garissa mafia and those from NFD and DDS who work for Ethiopia and Kenya and occupy parts of our country are crying. HSM is a genius.
3
2
1
11
1,106
🤣😂🤣. This guy muxuu soo cabbey. Sidan qolada UAE wax ma ugu soconayaan?
This quoted post is unavailable.
4
1
9
517