Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla) header
Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla) profile picture

Former Deputy Police Commissioner . MSc Forensic DNA at NAUSS. BSc Microbiology at IUA. (Following,RTs,likes,Shares and links r not an Endorsement)

Somalia
Joined October 2018
Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)Photo by Brig.Gen.Abdalla Abdalla (@GenAbdalla)
Ugaar ah Reer Koofur Bari state : Inaad Dadkaaga ku dareen ahaato ayaa qiimo ku yeelan kartaa.( nin tolkiis ka Tagoo soo tanaado lawaa). Reer Koofur Bari , walaalayaal isku duubni iyo maamul kiina oo aad adkaysataan ayaa dantiina, jiritaankiina, xorriyadiina iyo liibaantiina aduunyo iyo aakhiro ku jirtaa ,Ku fara adayga oo adkaysta ,Guusha waa in yar oo cagaha dhulka lagu xajiyo. Waxaan hubaa warkayga Inaad faaidadiisa arki doontaan 5-10 sano soosocda idinkoo Somalia hogaan u ahna aad arki doontaan. (وما ذلك علي الله بعزيز) Wiilashiina isku wata , qofkii talada tolkiisa diidana u nasteexeeya ,oo gacanta ka qabta si xikmadleh. Dalkaan iyo dadkiisa waxaa idinka saaran masuuliyad taariikhi ah , waxaa kasoo difaacdeen gumaysi, gumaysi kalkaal iyo argagixiso Welina masuuliyadda waa idin ka saarantahay . Reer Koofur Bari state guul iyo gobanimado Ayaan idiin rajaynayaa iyo Inaad lasoo noqotaan doorkiinii taariikhiga ahaa ee hogaaminta diinta iyo dalka aad ku la haydeen qarniyo badan . Noo noqosho wanagsan .
1
1
156
Marka aad fahanto Inaad raacday train khaldan uga deg boosteejada kuugu dhow: Marka aad aragto caddaalad darro diid oo ka hor imow si uusan Dulmiga kuugu fogaan. Caddaaladda waa saldhiga dowladnimada , Hadii la waayo waxwalba waa isku dhexyaacaan, wax walba waa burburaan , waana Xaaladda aan maanta ku jirno . Rag caddaalad waayaa sida cowsha Kala yaac!!. Umad waxaa Kala dira , isku dira , Kala irdheeya Marka madaxda ka iishaan cadliga iyo Garsoorka . Xukunka waa Inuusan lahaanin Wiil iyo walaal ee waa Inuu lahaadaa oo kaliya Qowsaar ilaaliya nidaamkiisa. Hadii Xeerkii,sharcigii iyo qiyamkii masuuliyad ilaalisa loo waayo sidee Ayaan dowlad ku ahaan doonaa.. 18 sano oo aan Amniga ku dhexjiray, aqoon academy iyo khibradna aan ku shaqaynayay , ka hor aan Macalin Jaamacadeed ahaa ,Marka mid aan waligiis alif amni ama ciidan aan loo xariiqin, tababar basic ah Marin, inta darajo Xaafada adeerkiis kasoo qaato uu safka Kula lasoo galo bal qiyaas culayska ay leedahay , isla markaana ay tahay inay wada shaqeeyaan, weliba atoore baadiyaha talada looga danbeeyo , bal isweydii Halkee ayaa loowada qarankaan ?!. Hadii Marka madaxda la weydiiyo nooca caddaaladdaas , ay jwbtoodu noqoto hebel Ayaan ku dhibayaa ee ii dhaaf sidee qaran noogu dhismi karaa . Qaranka Lugaha uu ku istaagi karaa waa caddaalada oo kaliya , waa Inuu helaa qowsaarkiisa u shaqeeya uguna shaqeeya aqoon,karti iyo kafaa’o. Maanta Waxaan si Kama danbays ah uga harayaa tareen aan arkay inaan ahayn rakaab si qaldan iyo boos qaldan karaacay , tareen aan la aqoon Meesha uu susocdo iyo cidda wada. Ma jiro Qof naftiisa ku biimaynaya gaari darawalkiisu uusan wadista aqoon u lahayn.
🤖 Made with AI
2
2
6
464
قوة الجيش تبدأ بوحدة العقيدة القتاليّة .
1
544
"Sanadkii xumaaduba rag baa sahayda naanayse Ragga siinka bowdada marsaday way sajilanyiine Kolkay dunidu siriqootay buu suulay dhaqankiiye Ninba siduu u noolaan lahaa suubi falowgeeda Sinada, Dhaca iyo Beentu waa saaca waayaha'e.." —Abwaan Gaariye.
134
Maalmo kala Qurux badan , Farqiga waa Hogaaminta.. Waa Somalia aan la is caburinayn, qof walba na xuquuqdiisa si sharciga waa faqsan ugu halgamayo 2026.. Kuwii 19 Feb 2021 dalka khatrta galiyay ee iskumilanka argagixisada ahaa ayaa Weli tahriib siyaasadeed Ku jira , waa inaan la hilmaamin waxay dalka iyo dadka badeen ( qarax iyo caburin siyaasadeed ) .Wax walba oo ay isku soo qariyaan (Diin, wadaniyad, Siyaasad ) waa isla kuwii..!!.
1
1
161
“كل حقيقة معروفة وراسخة يمكن إنكارها” – حنة أرنت (1906–1975) “Every known and established truth can be denied.” – Hannah Arendt (1906–1975
156
Hanbalyo ummadda Soomaaliyeed isbuuca Guusha Halgankii Gumaysi diidka iyo 65 guurada midnimadii Soomaaliyeed. Qof ka Somaliga weligiis xor ayuu ahaa , halgan iyo sharaf dagaal ayuuna kusoo jiray inta taariikhda la hayo,maalinna uma suuragalin gumaystaha inay isku wada dhiibaan. Allah u naxariisto halgamayaasii ummadda soomaaliyeed inta taariikhda jirtay u Kala danbeeyay. Hanbalyo dhammaan ummad weynta Somalia , si gaar ah inta halganka ku suntan ee difaacda xuduudaha ummadda Somaliyed ee Geeska Africa .
1
1
127
Wacyigalin: Amniga Fikirka, iyo Nafsiga 1. Khataraha Ka Imanaya Wararka Been Abuurka iyo Dicaayadaha Waxaa Soomaaliya caadi ka noqotay in dadku si fudud u rumaystaan wax kasta oo lagu arko baraha bulshada, iyadoo aan la hubin runnimada warka. Waxaa jirta halis weyn oo ah in: • Maskaxdaada lagu isticmaalo si aadan ogeyn, lana saameeyo hab fikirkaaga iyo dareenkaaga nafsadeed. • Ilmahaaga iyo qoyskaga ay si toos ah ama si dadban ugu dhacdo saamayn fikir ama nafsadeed. 2. Aragtida Diinta Islaamka • Diinta Islaamku ma ogola dhagaysiga beenta, xanta, iyo isku dirka dadka. • Waxaa la faray qofka muslimka ah in uu xaqiijiyo warka uu maqlo ama akhriyo kahor inta uusan gudbin ama uusan rumaysan. • Waa waajib in ilaha wararka la xaqiijiyo, lana hubiyo in xog-wariyuhu yahay qof lagu kalsoonaan karo oo run sheeg ah. 3. Feegjignaan Laga Qaato Baraha Bulshada • Xilligan aan noolnahay waa xilligii baraha bulshada, waana in si feejigan loo wajaho wararka ay faafinayaan . • Maalin kasta waxaa lagu daabacaa malaayiin xog ah, balse dhammaan ma aha kuwo sax ah, qaarna si ula kac ah ayaa loo faafiyaa si dad ka loogu khaldo ama loogu kala qaybiyo ama amnigooda loogu saameeyo. 4. Dowladaha Aduunka iyo Sharciga Caalamiga ah: • Dowladaha adduunka waxay sameeyeen shuruuc adag oo lagu maamulo isticmaalka baraha bulshada si ay bulshadooda uga ilaaliyaan saamaynta dicaayadahaaha duminta ah iyo been abuurka. • Qawaaniintaas waxay mamnuucayaan faafinta wararka been abuurka, dacaayadaha, iyo magac dilka. • Qofkii lagu helo ku xad-gudubka shuruucda, waxa uu mutaysanaa ciqaab sharci ah. Fekerka qofka waa tiir muhiim ah oo lagu ilaaliyo nabadda iyo midnimada bulshada. Waxaa naga wada saaran mas’uuliyad ah in aan iska ilaalino faafinta beenta, iska hubino xogta, kana hortagno dacaayadaha iyo been abuurka.
1
3
317
“An agent in the enemy’s camp is worth more than a thousand men on the battlefield.” Sun Tsu ….
1
2
204
١. من لم يُحسن قراءة صمت العدو، لن يُحسن فهم صوته في ميدان القتال. ٢. النصر لا يُولد في المعركة، بل يُبنى في الخفاء، حيث تُرسم الخطط وتُختبر النفوس. ٣. لا تُقاتل لتُثبت قوتك، بل قاتل حين يكون القتال ضرورة لا مفرّ منها. ٤. الجيش الذي يتحرك بلا هدف، كالسيف في يد المرتجف. ٥. أشدّ الحروب ليست ما يُخاض بالسلاح، بل ما يُخاض بالعقل والصبر وضبط النفس. منقول كتاب فن الحرب سن تزو..
1
157
On August 6, 2011, Al-Shabaab was expelled from Mogadishu through a coordinated military operation that involved house-to-house and street-by-street fighting. At that time, there were no major security breaches or infiltrations.
1
161
Brig.Gen.Abdalla Abdalla retweeted
Caption this!
70
19
29
194
52,009
Sooyaalka Ciidada Ajnabiga ah Ee Somalia ka howlgalay (December 1992-December 2024 ) 32 sano Somalia Waxaa ku mushaar qaata ciidamo dalal shisheeye ah : 1-UNITAF Dec1992- May1993 2-UNOSOM (I iyo II) April 1993 -March 1995 Ciidankaas ilaa 30kun ayuu gaarayay, Waana iska bexeen ayagoon waxba Somali u qaban, dowladna u dhisin. Ciidankii UN ka Waa ka bexeen Somalia , dalkana waji cusub Oo fowdo ah ayuu galay(1995-2007). 3- AMISOM : March 2007 ilaa March 2022 ( 15 sano) ciidan gaarayay 22kun. Howlgalkaas wuu dhamaaday, Somalia na Weli colaado iyo argagixiso ayaa ka jira , maxaa dowlad ahaan laga faaiday? 4- ATMIS : April 2022- December 2024 , Ciidan lagu soo koobay 10 kun . Weli xaalka dalka Waa sidiisii colaado, argagixiso, dowlad aan ciidan ahaan Weli isku filnayn. 5- AUSSOM : January 2025 —? Ku bilaaban doona ilaa 11 Kun ciidan ah!. Ciidanka AU /UN 2007-2024 Waa Isla kii UN ka 1992-1995 , magaca iyo waqtiga unbaa Kala duwan. Isku meelna Waa ku dhamaanaan!!. Somalia 🇸🇴 Waa sideedii, colaado qabiil, kooxo argagixiso ah iyo hogaamiye kooxodyo qaybo dalka ah haysta,dowlad nugul iyo ciidan aan dalkiisa hanan karin Weli , sidaas miyaa xal inoo ah ? Ciidamo Dalal kale inay nagu mushaar qaataan, dabkana nala ku sii shido si waqti kale na looku mushaar qaato!!!.? Dal walba wuxuu ka dumaa Waa Ciidanka , wuxuuna ka dhismaa marka ciidankiisa la dhiso. Dhisme aan naqshad lahayn( fikir siyaasadeed), injineer lahayn(aqoon iyo xirfad ),fuundi iyo xoog dhisa lahayn (awood fulin) ma dhismo.
167
﷽ (إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا )
1
114