H.E Said Abdullahi Deni retweeted
“Waxaan u taaganahay illaalinta Midnimada Soomaaliyeed iyo Dastuurka Federaalka ah ee lagu heshiiyay 2012-kii.” Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni
H.E Said Abdullahi Deni retweeted
Madaxweynaha Puntland @HESaidADeni, oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda & shacabweynaha Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaah ha u naxariisteen Sarreeye Guuto Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle) oo ku geeriyooday dalka dibadiisa. ↘️
facebook.com/share/p/1Z6XFmD…
CIID WANAAGSAN, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Ramadaan ku soomay buuraha (Calmiskaad), ku jiray hawlgalo joogto ah habeeno iyo maalmo, hadana ku ciidaya iyagoo guulo waaweyn gaaray. Hambalyo dhammaantiin idinka & qoysaskiina farxad ku ciida
Waxaan u tacsiyeeynayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha @FarahJuxa oo hooyadiis Barni Ibraahim Gambool ay ku geeriyootay Garoowe, marxuumada waxaan Allaah uga baryayaa in uu danbi dhaafo oo hoygeeda janada ka dhigo, Wasiirka iyo dhammaan qoyskana Allah samir iyo iimaan ha kasiiyo,Aamiin
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa Ciidankeenna geesiyaasha ah ee soonku ugusoo galay iyagoo gudanaya waajibaadkooda, Wiilasha iyo gabdhaha geesiyaasha ah ee ku suxuuranaya buuraha korkooda, kuna afuraya oo halkaasi sidoodii ugasii wadaya wejiga 3aad Hawlgalka @PL_CTOperations
H.E Said Abdullahi Deni retweeted
We are proud of you – Our women are hardworking and actively participating in all aspects of the Counter-Terrorism Operation in #Puntland.
#Hilaacoperation
#PLCTO
#Calmiskaad
1/2We commend the decisive U.S. military action against ISIS in #Puntland and deeply appreciate the steadfast support of @realDonaldTrump, @USAfricaCommand, and @USEmbassySomalia in our shared fight against terrorism.
2/2 #Puntland remains a committed partner in ensuring regional and global security. Together, we stand stronger against terror.
H.E Said Abdullahi Deni retweeted
20 January 2025: #Puntland President @HESaidADeni , this afternoon bid farewell at #Bosaso Airport to a hero from the Puntland Defense Forces who was injured during the anti-terrorism operations (#ISIS) in Puntland and is now being sent abroad for medical treatment.
H.E Said Abdullahi Deni retweeted
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay beesha Siwaaqroon.
Allaah ha u naxariisto oo janadii geeyo Gen. Cabdi Cali Xasan( Xagaafe) oo geeriyooday, wuxu ahaa masuul waxbadan usoo shaqeeyay dadkiisa, isagoo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Dowladda Puntland, waxaan tacsida la wadaagaya Shacabweynaha, ciidamada iyo qoyskii uu ka geeriyooday
H.E Said Abdullahi Deni retweeted
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo looga hadlay Amniga Guud, @PL_CTOperations #Puntland, Guulaha Ciidanku gaaray,
Waxaan ka tacsiyadeeynayaa geerida Allaah ha u naxariistee Maryan Maxamed Ciise (Maryan Gaduudo) oo ka mid aheyd haldoorka Puntland, waxay ka mid aheyd haweenkii kaalinta weyn ka qaatay aasaaskii Puntland, sidoo kale waxay soo noqotay Guddoomiyaha Haweenka Gobolka Bari.

























