Hornconnect (@Hornconnect) header
Hornconnect (@Hornconnect) profile picture

HornConnect is private strategic communication, media productions and news gathering company with its head quarter in Mogadishu, Somalia.

Mogadishu
Joined July 2013
Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)Photo by Hornconnect (@Hornconnect)
Welcome to Hornconnect! Where creativity meets culture. Join us on our cinematic journey as we bring Somalia's vibrant stories to life through film production.๐ŸŽฌ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด #SomaliCinema #Hornconnect
108
Since 2011, Horn Connect Broadcast Services has been operating Portable Satellite News Gathering equipment that is able to uplink signals from anywhere in Somalia and East Africa. While our Studios are also available for booking 24/7. #Hornconnnect #somalia
1
130
Hambalyo munaasabadda 1da Luulyo oo ku beegan maalinta Gobollada Waqooyi ay la midoobeen kuwa Koonfureed oo markaas Xorriyadda ka qaatay gumeystihii Talyaaniga sidaasna lagu yagleelay Jamhuuriyadda Soomaaliya. #hornconnect #1luuliyo #Somalia #indepedenceday
1
204
๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป dhammaan ummadda muslimiinta ah meel walba oo aad joogtaan, munaasabadda Ciidul-adxa awgeed waxaan idin leennahay farxad iyo damaashaad kula ciida ehellada iyo asxaabta. ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป! #CiidMubaarak #hornconnect #EidAlAdha #Somalia
126
Horn Connect crew received professional training in filming making at the office's headquarters. #Hornconnect #Filmmaking #Cameratraining
2
Filimka Caalamiga ah ee ๐€๐ฒ๐š๐š๐ง๐ฅ๐ž ๐“๐ก๐ž ๐Œ๐จ๐ฏ๐ข๐ž ayaa mar kale ku guuleystay abaal-marinno caalamiga ah #KalashInternationalAwards
2
6
๐—๐—œ๐— ๐—–๐—ข ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก #Jimcowanaagsan #Somalia teapaw.org/Hornconnect/status/158โ€ฆ
1
Soo cajiib ma aha Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka October iyo guusha Xulkeenna 17-jirrada oo isku soo beegmay. #Hornconnect #maalintacalankasoomaaliyeed #xulkaqarankasomalia
1
Dhammaan Muslimiinta caalamka waxaan la wadaageynaa farxadda munaasabadda Dhalashada Nabigeenna Muxammad (N.N.K.H) oo ku asteysan 12-ka bisha ุงู„ุฑุจูŠุน ุงู„ุฃูˆู„ Mowliid. #Hornconnect #Mawlidalnabi
4
Sawirro: Wadada Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Aragtidaada ka dhiibo bilicda caasimadda. #kaxda #Mogadishu #Somalia #hornconnect
We appreciate your support @Hornconnect as a media partner for #SOSTECTechWeek2022 Awarding Ceremony.
1
2
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Waxaa Hargeysa ku geeriyooday AUN Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ahaa gabyaa iyo qoraa geyiga Soomaaliyeed caanka ahaa. Samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo qoyskii uu ka baxay iyo Soomaalida oo dhan. #Somalia #Hornconnect
Saameynta ay ku yeelatay abaarta xoolo-dhaqatada deegaanka Dhoobleey #Hornconnect #Drought #Somalia #dhoobleey
1
Waa mid kamid ah goobaha dalxiiska ugu caansan magaalada Jowhar, haddaba magacee ayaa loo yaqaannaa? #Jowhar #Somalia #hornconnect
1
2
๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—น๐—น ๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐˜€, #HornConnect wishes you a happy and healthy Eid with family and friends. #EidAlAdha #EidMubarak #CiidWanaagsan #eiduladha2022 #Somalia