Geba gabadii iyo gunaanadkii waxaa kalimadooda qaatay Md. Abdirizak Ali Warsame iyo Mdne Wasiir Farah Abdulkadir wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee JFS, isagoo si guud ahaan u amaanay hormarada tacllinta sare ee dalka gaar ahaan jaamacadda Jazeera.
14
waxaa sidoo kale kalimado ka jeediyay inta ay munaasabadda socotay Md. Xil. Mohamed Nadiif, Md. Xil. Mahad Awad, Prof Dr. Osman Dufle iyo Md. Wasiir Sulaiman Ali Hussein.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university
13
Sawiro ๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ (๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐) ee Jaamacadda Jazeera oo iskaashi la leh Ain Shams University โ Masar.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university
2
21
๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ฅ๐จ, ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐
๐, ayaa munaasabadda ka jeediyay kalimaddiisa, isagoo ka hadlay muhiimadda ay leedahay horumarinta waxbarashada sare iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada 1/2
1
16
2/2 waxbarashada iyo horumarinta dalka. #jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgraduation๐ #openingceremony
8
๐๐ฆ๐. ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฌ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐๐๐ค๐๐ซ, ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ-๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ ๐๐
๐, ayaa ka hadlay muhiimadda daraasaadka sare (Postgraduate), isagoo xusay in 1/2
1
12
2/2 ardaydii ugu horreysay ee Jaamacadda Jazeera waxbarasho ugu ambabaxday Masar ay ka mid noqdeen ardayda ugu sarreysa, iyagoo helay darajooyin aad u wanaagsan.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgraduation๐ #openingceremony
6
๐๐๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐ก ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ญ๐๐ก, ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ซ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ayaa munaasabadda ka jeediyay kalimaddiisa, isagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay xoojinta 1/2
1
10
2/2
xiriirka iyo iskaashiga waxbarasho ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgraduation๐ #openingceremony
4
๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐, ayaa munaasabadda ka jeediyay kalimaddiisa, isagoo ka hadlay muhiimadda waxbarashada sare iyo doorka ay ku leedahay horumarinta bulshada
7
๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐ฆ๐๐, oo ka mid ah marti-sharafta lagu casuumay munaasabadda, kuna hadlayay magaca Jamaaciyadda Manhal Al-Khayriyah, ayaa jeediyay kalimaddiisa, isagoo si guud ugu mahadceliyay Dowladda Masar
1
7
iyo garab-istaagga ay ka geysato horumarinta iyo kobcinta waxbarashada dalka Soomaaliya.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgraduation๐ท #openingceremony
4
Xoghayaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliya, Mudane ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ซ๐ข, oo ku hadlayay magaca Ururka, ayaa munaasabadda ka jeediyay kalimaddiisa, isagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta waxbarashada sare ee Soomaaliya
9
๐๐ซ. ๐๐ก๐๐ซ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ฐ๐๐ง, ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ญ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฌ ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, ayaa munaasabadda ka jeediyay kalimaddiisa, isagoo ka hadlay muhiimadda iskaashiga tacliimeed iyo horumarinta waxbarashada sare.
#jazeeraUniversity
7
๐๐ซ ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก๐๐จ๐ง ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฅ๐ฆ๐ข ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ณ๐๐๐ซ๐ ayaa soo jeedinaya kalimaddiisa munaasabadda daahfurka Qaybta Daraasaadka Sare, oo iskaashi la leh Ain Shams University โ Masar.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university
7
๐๐ซ ๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ (๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐) ee Jaamacadda Jazeera ayaa si rasmi ah u daahfuray munaasabadda, isagoo soo dhaweyn iyo kalimad u jeediyay martida ka soo qaybgalaysa xafladda daahfurka Qaybta
1
11
Daraasaadka Sare, oo iskaashi la leh Ain Shams University โ Masar.
#jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgraduation๐ #openingceremony #academicyear2026_27
3
๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ (๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐) ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ณ๐๐๐ซ๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐ฅ๐ ๐ฅ๐๐ก Ain Shams University ุฌุงู
ุนุฉ ุนูู ุดู
ุณ โ ๐๐๐ฌ๐๐ซ
#jazeeraUniversity #ain_shams_university #postgr
10























































