
Golaha Kobcinta Afka Soomaaliga, Maansadiisa iyo Orohdiisa ee KASMO | @MogArtExhib
Somalia
Joined August 2019
- Tweets31
- Following1
- Followers276
- Likes35
Qaar ka mid ah martida ka soo qeybgalaysa Xuska 7aad ee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare).
#Kaddare2022
#XuskaKaddare2022
Qaar ka mid ah martida ka soo qeybgalaysa Xuska 7aad ee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare).
#Kaddare2022
#XuskaKaddare2022
2
Qaar ka mid ah martida ka soo qeybgalaysa Xuska 7aad ee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare).
#Kaddare2022
#XuskaKaddare2022
Qaar ka mid ah martida ka soo qeybgalaysa Xuska 7aad ee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare).
#Kaddare2022
#XuskaKaddare2022
@Kgolaha waxa uu sannadkan, February 01, qabanqaabinayaa oo uu qabanayaa xuska 7aad ee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare).
Dr. Xuseen Sheekh A. Hilowle (Kaddare) waxa uu ahaa abwaan afyaqaan ah, qoraa aftahan ah iyo waaya'arag xilkas ah.
#Kaddare2022
#XuskaKaddare2022
Duxda Aqoonta | 11
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qeybtiisa kow iyo tobnaad, waxa ku madalan Cabdillaahi Raage "Sayyid Ka".
Waxa uu lagu faaqidi doonaa buugga, "Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah," idanka Eebbe.
Si aad uga qeybgasho la xiriir:
0619877985.
Golaha KASMO.
Duxda Aqoonta | 08
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa siddeedaad, waxa ku madalan qoraa Maxamed Gaanni.
Waxa uu noo faaqidi doonaa mawduuca, "Tarjumaaddu Maxay ugu Tooran Tahay Soomaalida: Dheef iyo Dhib?" idanka Eebbe.
Golaha KASMO
Barnaamijka ayaa hab toos (live) ah ugaga bixi doona bogga Golaha KASMO ee Facebook iyo aaladda Zoom. Maalinta Jimcada, 06 November, 2020.
Time: Nov 06, 2020 09:00PM EAT.
Join Zoom Meeting:
us02web.zoom.us/j/2256097854
Meeting ID: 225 609 7854
3
Duxda Aqoonta | 07
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa toddobaad, waxa ku madalan aqoonyahan, Prof. Cabdalla Cumar Mansuur.
Waxa uu noo faaqidi doonaa mawduuca, "Midaynta Afka Soomaaliga," idanka Eebbe.
Golaha KASMO.
Duxda Aqoonta | 06
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa lixaad, waxa ku madalan aqoonyahay, Prof. Cali Jimcaale Axmed.
Waxa uu noo faaqidi doonaa mawduuca, "Suugaanta iyo Anshaxa," idanka Eebbe.
Barnaamijka ayaa hab toos (live) ah uga bixi doona bogga Golaha KASMO ee Facebook iyo aaladda Zoom. Maalinta Axadda, 04 October 2020.
Time: Oct 4, 2020 09:00 PM Mogadishu.
Join Zoom Meeting:
us02web.zoom.us/j/2256097854
Meeting ID: 225 609 7854
Golaha KASMO.
2
Duxda Aqoonta | 05
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa shanaad, waxa ku madalan qoraa & aqoonbaare, ahna Agaasimaha Guud ee Baraarug Library, Xasan Mudane.
Waxa uu noo qaadaadhigi doonaa mowduuca, "Kaalinta Indheergaradka Bulshada," idanka Eebbe.
Faahfaahinta hoos ka akhri.
Duxda Aqoonta | 04
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa afaraad, waxa ku madalan aqoonbaare, Axmed Cabdi Aadan.
Waxa uu noo faaqidi doonaa mowduuca, "Afka iyo Xadaaradda Insaanka," idanka Eebbe.
Wixii faahfaahib ah ka eeg, istiikarka hoose. Mahadsanid.
Golaha KASMO.
Duxda Aqoonta | 03
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa saddexaad, waxa ku madalan qoraa & aqoonbaare, Cabdirisaaq Sandheere.
Waxa uu noo gorfayn doonaa buugga, "A Woman of Firsts," idanka Eebbe.
Xogta oo intan ka faahfaahsan istiikarka hoose ka akhriso.
Golaha KASMO.
Nabad. Waxa aan idinka raalligalinaynaa in aanu xalay inoo qabsoomin barnaamijkii aanu ku ballansanayn ee uu Ustaad Xasan M. Qorane noo soo jeedin lahaa. Haddii Eebbe idmo barnaamijka ayaa inoo bixi doona si toos (live) ah, caawa is la ammintii: 9:30 pm – 10:30 pm. Mahadsanidin.
Duxda Aqoonta | 02
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa koowaad, waxa ku madalan qoraa, Xasan Qorane.
Waxa uu noo qaadaadhigi doonaa mowduuca, "Kaalinta Suugaanta & Sheekada Ay Ku Leeyihiin Bulshada Soomaaliyeed," idanka Eebbe.
Xogta oo faahfaahsan sawirka hoose ka eeg.
Duxda Aqoonta | 01
Barnaamijka "Duxda Aqoonta" qaybtiisa koowaad, waxa ku madalan qoraa & aqoonyahan, Maxamed X. Cirro, Agaasimaha Xarunta Dhaqanka ee Awjaamac—Nairobi, Kenya.
Waxa uu noo jeexjeexi doonaa mowduuca, "Suugaanta & Doorkay Ku Leedahay Kobcinta Bulsho" idanka Eebbe.


























