Spokesperson for Nabad iyo Nolol Party | Secretary, Office of the 9th President of the Federal Republic of Somalia H.E. Mohamed Abdullahi @M_Farmaajo

Somalia
Joined May 2017
Tallaabooyinka uu qaaday Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo hadallada uu jeediyey ilaa xalay ee ku saabsan laalidda wada-xaajoodka iyo heshiiska loo dhan yahay ee arrimaha doorashada waxa ay muujinayaan damaciisa gurracan ee ku aaddan xukun maroorsiga iyo hurinta colaad sokeeye. In Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday uu ka laabto wadahadalladii muddada socday ee beesha caalamku ay garwadeenka ka ahaayeen, kana baxay heshiiskii ku saabsanaa in aanu qaban karin doorasho heer federaal ah oo aan heshiis lagu ahayn waxa ay caddayn u tahay in aanu diyaar u ahayn wadatashi iyo hannaan loo dhan yahay, yoolkiisuna yahay wakhti dheeraysi uu ku hirgelinayo doorasho uu natiijada qorto. Saaxiibbada taageera Soomaaliya ee ku howllanaa xallinta khilaafaadka doorashada waxaan ugu baaqaynaa in aysan mar danbe ku kadsoomin baaqyada heshiiska iyo wadahadallada ee uu soo gudbiyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhammaaday, maadama aysan jirin niyad wanaag iyo rabitaan dhankiisa ah oo lagu gaari karo doorasho daah-furan oo loo dhan yahay. DHAMMAAD H.E. @M_Farmaajo
1
10
34
4,619
Abdirashid M. Hashi retweeted
Former President Hassan Sheikh, whose term expired this past May, declared in his speech last night that he rejected the efforts of international partners to prevent him from holding unilateral federal elections without political consensus and agreement with opposition parties.
50
91
9
287
72,613
STATEMENT ON SOMALIA’S ELECTORAL PROCESS AND POLITICAL FUTURE We strongly condemn the unilateral decision announced by the one-sided electoral commission established by Hassan Sheikh Mohamud, whose presidential term has already expired. The unilateral electoral process adopted by former President Hassan Sheikh Mohamud, whose term in office expired in May this year, poses a serious threat to Somalia’s statehood and future. It risks paving the way for competing electoral processes and the outbreak of civil conflict across the country. Given that the country’s political destiny and the future of its statehood cannot be determined through unilateral decisions or personal ambitions, we call for the continuation of the ongoing dialogue and the urgent holding of inclusive elections. The outgoing President’s plan to hold elections without a political consensus, and without the participation or agreement of the Federal Member States and the country’s political opposition, reflects his misguided authoritarian approach and disregard for the constitution. His clear objective is to consolidate power through unconstitutional means, following a pattern similar to his interventions in certain Federal Member States, which resulted in armed conflict and civil strife that continue to this day. We strongly urge the country’s former leaders and senior officials, the leaders of the Federal Member States, and all political stakeholders to unite in their efforts to ensure the implementation of a transparent and inclusive electoral process that can steer the country away from the difficult and dangerous situation it currently is in. We further call on our international partners to play a meaningful and constructive role in resolving the electoral disputes by continuing their mediation efforts. H.E. @M_Farmaajo
4
18
1
61
3,574
Abdirashid M. Hashi retweeted
The unilateral electoral process adopted by former President Hassan Sheikh Mohamud, whose term in office expired in May this year, is a dangerous threat to Somalia’s statehood and future. The only serious way forward is an agreement on free and fair elections with stakeholders.
60
120
30
404
40,412
WARQAD FURAN Ku: Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu Dhammaaday ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud September 24, 2026 Muqdisho, Soomaaliya Mudane madaxweyne, waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa salaan qiimo weyn, aniga oo kuu rajaynayaa inaad caafimaad qabto. Warqaddan furan waxaan kuugu soo dirayaa kaalintayda muwaadinnimo, Madaxweynihii 9aad ee xilka kugu wareejiyey iyo hoggaamiyaha Xisbiga Nabad iyo Nolal (N&N). Warqaddan furan waxaa igu kalifay in aan kuu soo diro xilligan uu dalkeennu marayo marxalad xaasaasi ah, marka laga eego dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha, duruufaha bulsho iyo guud ahaan saamaynta baaxadda leh ee ay nagu yeelatay loolanka juquraafi siyaasadeedka caalamiga ah oo halis weyn ku noqday midnimada iyo wadajirka dalka, sidaas darteed ayay lagama maarmaan iigu noqotay inaan si furan kuula wadaago in dalku samatabixin u baahan yahay, taas oo mas’uuliyaddeeda koowaad adiga kugu dhacayso. Sida aan la socdo, xilligan waxaad ku sugan tahay xarunta Qaramada Midoobey oo aad uga qayb galaysid  kulanka Jimciyadda Guud ee Qaramada Midoobey iyo dabcan kulan doceedyo gaar ah oo muhiim u ah Soomaaliya. Maxfalka noocaas ah indhaha Beesha Caalamku waa  furan yihiin, si wayna waxa ay ula socdaan waxa dalkeena ka jira iyo caqabadaha siyaasaddeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya wajahayso, waxaana aaminsanahay in sharafkaaga iyo midka ummadda Soomaaliyeedba ay ku jiri lahayd inaad kulan caynkaas ah ka qayb gasho, iyada oo uu kaa horreeyo war wanaagsan oo  kor u qaadi karay sumcadda Qarankeenna. Waxaa nasiib darradaas tusaale iyo xaqiiq aan la inkiri karin u ah warqadaha ay kala qoreen Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madasha Mustaqbalka, ayna u direen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey iyo Golaha Ammaanka oo ah warqado dhiillo culus xambaarsan, muujinayana heerka aad gaarsiisay khilaafaadka iyo kala irdhowga soo dhexgalay ummadda Soomaaliyeed, muddadii afarta sano ahayd ee xilka laguu doortay. Sida aad la socoto dalkeenna wixii ka dambeeyey shirarkii dib-u-heshiisiinta qaran ee dib loogu soo celiyey hay’addaha qaranka, waxaa isku haynta dalka iyo dadka Soomaaliyeed aas-aas u ahaa afar tiir oo lagu ilaalinayey wadajirka dalka, si aan markale siyaasaddu u horseedin dowlad la’aan iyo kala tag dambe, waxa ayna afartaas tiir kala yihiin. 1.⁠ ⁠Hirgalinta iyo Ilaalinta dastuur si buuxda heshiis loogu yahay. 2. Hirgalinta iyo dhammeystirka hannaanka federaalka ee lagu heshiiyey. 3.⁠ ⁠Doorashooyin xilligooda ku dhaca iyo siyaasad loo dhan yahay. 4.⁠ ⁠Wadahadallada, tanaasulka iyo heshiis siyaasadeed oo ahaa jidka wax xallinta. Iyada oo aan maanka ku hayno in muddadii sharciga ahayd ee xafiiska laguu doortay dhammaatay, haddana waxaa shacabka Soomaaliyeed iyo dib u dhiska qaranka dib u dhac weyn ku ah in maanta uusan jirin dastuur heshiis lagu yahay, dalkuna leeyahay labo dastuur, hannaankii federaalka oo wiiqmay, horena aad uga gaabisay wadahadalladii Somaliland, hadana ay qaar ka mid ah dowlad goboleedyadii dalku qarka u saaranyihiin in ay dalka ka go’ayaan iyo in aan wali  lahayn hannaan doorasho oo heshiis lagu yahay, taas oo dalka galisay jahwareer siyaasadeed oo horseedi kara burbur. Sida ay khibradda iyo dhacdooyinkii siyaasaddeed ee dalkan soo maray muddooyinkii qaran burburka lagu jirey ay na barayaan in wadada kaliya ee Soomaaliya mashaakilkeeda siyaasaddeed lagu xallin jirey ay ahayd wada-hadal iyo siyaasad loo dhan yahay, jidkaas oo ahaa hab looga badbaaday dib u dhac badan oo dalkeennu la kulmi lahaa, sidaas darteed inaad meesha ka saarto hannaanka wada xaajood ee ku dhisnaa isku tanaasul iyo siyaasad loo dhan yahay, waxa ay muujinaysaa in xaaladda siyaasadeed ee dalku sii adkaanayso, ayna ka dhalan karaan natiijooyin aan dalka u wanaagsanayn, adigana aan taariikhdaada madaxweynenimo boos wanaagsan dhigayn. Maxamed Cabdullahi Farmaajo, madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hoggaamiyaha Xisbiga N&N
3
6
1
49
4,519
Abdirashid M. Hashi retweeted
WARQAD FURAN
52
82
20
376
51,290
The crisis in the South West State is political in nature and requires serious dialogue and sincere reconciliation. Attempted political assassinations and targeted violence will worsen the situation. We therefore call for an immediate and independent investigation into the attack targeting General Mahad Abdirahman Aden. H.E. @M_Farmaajo
1
18
3
68
4,541
Abdirashid M. Hashi retweeted
I condemn the attempted political assassination of General Mahad Abdirahman Aden who was injured in an illegal drone strike that the unconstitutional regime of former president Hassan Sheikh carried out against his residence this morning. I pray to Allah for his speedy recovery.
67
130
11
503
59,966
Abdirashid M. Hashi retweeted
It was a pleasure meeting with Ruth Anne Stevens-Klitz, the incoming Deputy Chief of Mission and Chargé d’Affaires at the U.S. Embassy in Somalia, for a candid and constructive conversation about Somalia and the way forward. We discussed the importance of dialogue, inclusion, and a peaceful democratic transition. I look forward to continued engagement and wish her every success in her new role.
6
15
104
7,819
Abdirashid M. Hashi retweeted
Former President Hassan Sheikh must end the illegal land grabbing, forced displacement of civilians, and the unlawful use of the security forces and government institutions against defenceless civilians in Mogadishu. We stand with the victims of this intolerable abuse and crime
35
142
10
419
27,963
Abdirashid M. Hashi retweeted
The use of force against citizens been illegally evicted in the Waaberi district of Mogadishu by the former government is unacceptable. Forced evictions and secretive and illegal land grabs must cease. I urge our security forces to protect our people. This is their first duty.
24
97
4
246
20,776
Abdirashid M. Hashi retweeted
Waxaan qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Marxuum Axmed Cali Cigaal. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa haldoorka iyo tiirarka suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed.
51
79
3
251
126,082
Mohamed Abdirizak The former minister of foreign affairs of Somalia: "This brings me back to the diplomat’s question. “Will Somalia ever be a united country again?”
Beyond the negotiations and political maneuvering lies a more fundamental question: What kind of political settlement will enable Somalia to remain united, democratic, and stable over the next twenty years? My latest essay explores that question. wardheernews.com/after-twent…
1
8
1
27
9,385
Abdirashid M. Hashi retweeted
Congratulations to the new UK Prime Minister @andyburnham. I wish him well in all his policy objectives. @UKinSomalia is a key partner in Somalia’s security, statebuilding, and economic development. However, we must conduct the overdue elections to protect Somalia’s future.
31
50
2
230
45,200
What is the Nabad and Nolol Party? Listen to former Foreign Minister @MAbdirizak explain it.
10
28
4
126
9,810
Abdirashid M. Hashi retweeted
Somalia stands at a defining moment. The future of our nation requires courage, political responsibility, and open dialogue. I am honored to welcome Mohamed Abdirizak @MAbdirizak , former Minister of Foreign Affairs of Somalia and a member of the Nabad iyo Nolol technical negotiation team, for an important political discussion this evening. Together, we will discuss the proposed electoral model, the ongoing political negotiations, and the fundamental question: How can Somalia achieve free, fair, and credible elections that truly reflect the will of its people? I warmly invite you to join us, ask your questions, and share your ideas. Somalia’s future cannot be shaped by a few alone. It depends on citizens who are willing to engage, participate, and take responsibility for the future of their country. Your voice matters. Together, we can build a democratic, stable, and united Somalia. I look forward to welcoming you this evening. xitter.cf/i/spaces/1rGmqqQ…
5
26
2
81
9,769
يتقدم فخامة الرئيس التاسع لجمهورية الصومال، محمد عبد الله فرماجو، بخالص التعازي وصادق المواساة إلى دولة قطر الشقيقة، قيادةً وحكومةً وشعبًا، في وفاة الأمير الوالد، صاحب السمو الشيخ حمد بن خليفة آل ثاني. وابتهل فخامته إلى الله سبحانه وتعالى أن يتغمد الفقيد بواسع رحمته، وأن يجزيه خير الجزاء على ما قدمه من جهود وإنجازات أسهمت في نهضة دولة قطر ومسيرتها التنموية، وأن يلهم أسرته الكريمة والشعب القطري الشقيق جميل الصبر والسلوان
1
3
1
38
7,632
Abdirashid M. Hashi retweeted
In the coming weeks I will publish Somalia–Türkiye: A Strategic Partnership Crafted to Endure — the first comprehensive insider account of a relationship I was privileged to help build during my years as Somalia’s Ambassador in Ankara. It appears at a decisive hour. The agreements of 2024, the turbulence of the Horn, and the choices now before Mogadishu and Ankara will shape this partnership for a generation, and they deserve to be examined with the seriousness their consequences demand. I address this book, above all, to those who carry responsibility in both capitals. It is offered not as celebration alone, but as a candid reckoning — with what has been achieved, with what remains fragile, and with what must be governed transparently and with foresight if the promise of this partnership is to be kept. I hope it will be read in that spirit, and I welcome the debate it is meant to provoke. @TheVillaSomalia @MFATurkiye @SomaliainTurkey @TC_MogadisuBE @MFASomalia @SomaliPM @aBayraktar1 @tcbestepe @TCEnerji
7
26
2
118
12,434
The 9th President of Somalia H.E. @M_Farmaajo sent his condolences to the State and people of Qatar on the death of the Father Emir HH Sheikh Hamad bin Khalifa Al-Thani. He prayed Allah SWT grant him the best reward for leading his nation to development @QNAEnglish @qatarnews.
1
10
56
5,359
Abdirashid M. Hashi retweeted
I send my condolences to the leadership and people of the State of Qatar for the passing of HH the Father Amir Sheikh Hamad bin Khalifa Al-Thani @TamimBinHamad. May Allah have mercy on his soul and grant him the greatest reward for what he achieved for his people and nation.
25
89
3
410
30,024