Markaad maqasho 2026 askar burundys ah ayaa lagu dilay balcad shabeelaha dhexe waxaad iswaydiinaysaa
- Burundi soomaaliya xuduud lama lahan , wax naga dhaxeeyo majiraan , waligana wax na dhex maray malahan kumanaan km ayaan isu jirnaa , ciidankeeda muxuu ka hayaa shabeelaha dhexe !!?
Federaalka , ciidamada shisheeye , beenta , khiyaanada , dhalanteedka , raqiisnimada , AMISOM , ATMIS , xalane , muqusmaasuq , shisheeye dhulkaada joogo , dhammaan waxaan waa daruur xagaa , xataa haday 50 sano ama ka badan jiraan ugu dambayn way suuli , sababtoo ahwaa shay garab marsan sunada ilaahay ee dhalashada dowladaha , ma ahan shay soo marin taariikhda banii aadamka , wixii ka socon wayay Vietnam iyo afghaanistaan soomaaliya kama soconaayaan , khiyaano iyo been iyo iidheh wax mustaqbal ah malahan .
Yoweri Kaguta Museveni " Soomaaliya waxaan uga dagaalamaynaa difaaca iyo gacansiinta itoobiya "
waa hadal cad oo aanan malo awaal u baahnayn laakiin ciidankiisa waxay u yaqaanaan nabad ilaalin!!
Ma jiro hal qof oo wax ka dhagaysanaayo hogaanka mashruuca federaalka ee ku tiirsan ciidamada shisheeye , ma jiro qof ay been u sheegi karaan maanta .
Marxalada shalaytada | فَسَيُنفِقُونَهَا ثُمَّ تَكُونُ عَلَيْهِمْ حَسْرَةً ثُمَّ يُغْلَبُونَ ۗ وَالَّذِينَ كَفَرُوا إِلَىٰ جَهَنَّمَ يُحْشَرُونَ
Elon Musk oo ah noole aad u xun maanta wuxuu ka shalaysan yahay malaayiintii uu ku bixiyay taageerida trump , balaayiinta uga baxday u hiilinta oday doqon ah oo carruurta kufsado .|
إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ لِيَصُدُّوا عَن سَبِيلِ اللَّهِ ۚ فَسَيُنفِقُونَهَا ثُمَّ تَكُونُ عَلَيْهِمْ حَسْرَةً ثُمَّ يُغْلَبُونَ ۗ وَالَّذِينَ كَفَرُوا إِلَىٰ جَهَنَّمَ يُحْشَرُونَ
Mashruuca federaalka shisheeyaha uu ka sameeyay soomaaliya wuxuu aad u shabahaa shirkii berlin 1884 ee afrika lagu kala qaybiyay , federaalka wuxuu dhigaayaa dowladaha dfariska iyo kuwa bartanka afrika ka imaaday ee isticmaarka galbeedka fan gareeyo dowlad walba inay qaadato qayb ayna samaysato hogaamiye kooxeed ayada hoos imaado .
Dowlada shisheeyaha federaalka soomaaliya 🤡
" Marxalada ugu xun abid taariikhda umadeena waa laga soo bilaabo 2006 marxalada duulaanka shisheeye iyo rag shisheeyaha si 100% u matalaayo laakiin dadka qaar ay umalaynaayaan inay yihiin mas'uuliyiin soomaaliyeed.
قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَن تَشَاءُ وَتَنزِعُ الْمُلْكَ مِمَّن تَشَاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشَاءُ وَتُذِلُّ مَن تَشَاءُ ۖ بِيَدِكَ الْخَيْرُ ۖ إِنَّكَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
Ogaansho retweeted
في مثل هذا اليوم: 17/11/2004
القوات الأميركية تنفذ مذبحة إعدامات ميدانية بجرحى عراقيين داخل مسجد محمد بن سيرين في الفلوجة
أظهر الفيديو المُسرب عملية إعدام الجرحى الذين احتموا من القصف داخل المسجد، بعد اقتحامه من قبل قوات الاحتلال الأميركية، أحدهم رجل مُسن
نفذ الجيش الأميركي سلسلة عمليات تنكيل وتمثيل بالجثث خلال معركة الفلوجة الثانية، وتدمير لمآذن وقباب عشرات المساجد
Dowlada federaalka Villa somalia ama hogaamiye kooxeedka federaalka waa mashruuc dibada laga leeyahay shisheeye ayaa leh , sidaas darteed shisheeyaha waa in uu mudo 20 sano ah ciidamo kale ku ilaashadaa shaygaas uu leeyahay waa inuu lacag siiyaa ugandays , kenayaati , itoobiyaan , burundays si ay u ilaaliyaan mashruucaas , in lagu fiiriyo il dowlad caadi ah oo la dhaleecayn karo ama xataa la sixi karo waa ihaano iyo bahdil ka dhan ah umada soomaaliyeed ee taariikhda leh .
Ma jiro madaxweyne soomaaliyeed oo ugandays ama itoobiyaan ilaaliyaan .


























