Abeesaale (@QararoH) header
Abeesaale (@QararoH) profile picture
Joined September 2026
Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)Photo by Abeesaale (@QararoH)
Trump just used his Thanksgiving message to claim that only 2% of the Somali population works without receiving government assistance, suggesting the rest should be thrown out of America. On THANKSGIVING, of all days. Hereโ€™s what the actual Census-based employment data shows: - Somali men in Minnesota: 75.7% employed. - U.S. working-age population overall: 75.2% employed. -That means Somali men in Minnesota actually have a HIGHER employment rate than the overall American working-age population. Additionally, approximately 72% of Somali Minnesotans aged 16 and older participate in the labor force, compared to approximately 68% of Minnesotans overall. Instead of bringing Americans together on Thanksgiving, the President is demonizing an entire community of people, many of whom work, pay taxes, raise families and contribute to our economy. Americans deserve better than this.
416
748
32
2,949
139,923
Gabadhan idoor ee ku bahdishay inaad iska celiso ayay ahayd, intaad Gabadhan yar ee aad dhali karto ee aad eedada u tahay qoraalka dheer ka diyaarinaysay. ๐Ÿ˜‚
I agree with Midnimo. This behaviour is disrespectful. Well done @Daily_Mogadishu and @Deeqciroobe for challenging such despicable behaviour. Meeshan X dad muxtariimiin ah iyo dad attention seekers ah oon aan ixitiraam lahayn baa iskugu yimid. Waa inaan ilaalinaa dadka waaweyn ee taariikhda iyo siyaasada wax badan ka og. Cabdillahi @LovePeace4All Wuxu muujiyay ixtiraam iyo inuu isku dayo inuu wax fahamsiiyo kana jawaabo oo sharaxo suโ€™aalaha la weydiiyay oo qaarkood bilaa macno yihiin iyo wax lagu qoslo. Kulahaa ii sheeg dhulka Puntland ka taliso ๐Ÿ˜ณ caruurta ayaa xataa og jawaabta! Kulahaa facts, ma factiga soomaalidaa mise ka UN ๐Ÿ˜‚. What kind of a question is this? Simple questions la weydiiyay kama jawaabi karto. 1. Ii sheeg magaalooyinka Sanaag ee WB ka taliso? No answer. 2. Maxaad u taqaan dowlad aan sharciyad haysan? No answer. Waa lala doodi karaa qof weyn iyo qof masuul ah laakiin waa inaad tahay qof aqoon same level ama in u dhow ka haysta fahan waxa aad ku doodayso. Waa inaad qofka la dhegaysto, laga dhex gelin inta uu hadlayo. Wax macno leh la weydiiyo. Suaโ€™aal hadii lagu weydiiyo aad ka jawaabi kartid sida aad u weydiinayso. Ultimately donโ€™t patronise and blame a grown up, respectful person being emotional if you are acting emotionally. Just because Abdullahi pointed out good things about Puntland or Jubaland, he doesnโ€™t deserve to be disrespected even when truth hurts. If anyone wants to know whether they talk too much or speak nonsense on X spaces, they should listen to their own speech in Spaces. The rule of listening and speaking is 20-30/70-80. (20-30% talking and 70% -80% listening). Throughout this entire Space, one person was talking nonstop. ๐Ÿ˜ณ โ€œNagnagnag, sug sug, one secondโ€ are familiar sounds from this character, who seems to want to dominate every conversation unless acting as a co-host, muting people, and speaking endlessly. I used to say to people, โ€œMa cajalad baad liqday?โ€ but this is on another level, petabytes of cajalado! ๐Ÿคฃ I urge any Puntlander, or anyone with dignity especially our honourable elderly and educators, not to give such a person their time or the opportunity to engage with them. I made that mistake myself, but I eventually realised it was a mistake and a complete waste of time. We are raised to respect elders and listen to others. Both valuable skills. When we say elders, it does not mean Cabdullahi is, but anyone who is older than you is your elder.
7
2
28
3,326
Burco boodhwayn waa laga guuray.
๐Ÿ“Believe it or not this is tulada Burco literally waa saxaro lama dagana oo dadki dagana ay ka qaxeen inalillah.๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
3
1
1
16
714
Habaryoonis Mathematics ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ
๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐‡๐š๐›๐š๐ซ๐ฒ๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐จ'๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ฐ๐š๐ฅ. Nidaamka Habaryoonis ee Hargeysa ka taliyo wuxuu ku guuleystay inuu Habarawal geliyo xaalad siyaasadeed oo go'doon ah, waxeyna si tartiibโ€“tartiib ah u wiiqeen awoodihii ay ku tiirsaneyd beeshaas. Istaraatijiyaddaan waxaa loo kala saari karaa saddex qeybood: ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Š๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐: ๐†๐จ'๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ฐ๐š๐ฅ: Habaryoonis waxey ku guuleysatay inay Habarawal ka burburiso xiriiraddii iyo isbaheysiyadii ay ku tiirsaneyd, waxaana ka mid ah: 1. Burburinta isbaheysigii Jeegaanta. 2. Hoos u dhigista xiriirkii Jabuuti. 3. Abuurista colaad siyaasadeed oo laga unkay galbeedka Soomaalilaan si looga hortago in Habarawal halkas ka hesho isbaheysi iyo taageero siyaasadeed. ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐: ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐š. Kooxda Hargeysa xukunto waxey sido kale ku dedaaleen inay dhistaan xiriiro siyaasadeed oo cusub oo ay is leeyihiin waxaad ka heli kartaan sameyn iyo awood. Arrimahaas waxaa ka mid ah: 1. Inaysan shareysan Dhismaha Dawladda Waqooyi Bari, waxeyna u arkaayeen ineey tahay awood cusub oo dheelitir siyaasadeed ee Waqooyiga la imaaneyso. 2. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Puntland. 3. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Dawladda Somali State ee Jigjiga. ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐: ๐‡๐š๐ง๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š. Habaryoonis waxey dadaal weyn gelisay inay saameyn ku yeeshaan xarumaha ugu muhiimsan ee awoodda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya taaso ay u arkaan haddi aysan hannan in lagaga soo duuli karo. Xilligan, waxey gacanta ku hayaan saddex xil oo miisaan siyaasadeed ku leh Dawladda Federaalka waxaana ay si xoogan ula shaqeeyaan Dawladda Xamar inkasto la qariyo. 1. Ra'iisul Wasaare kuxigeenka. 2. Guddoomiyaha Maxkamadda sare. 3. Wasiirka Maaliyadda. Saddexdaan xil waxay ka mid yihiin xafiisyadda ugu muhiimsan hay'addaha Dawladda Federaalka waxeyna kala matalaan, Awoodda Fulinta, Garsoorka iyo maamulka Maaliyadda dalka. Marka la isku daro saddexda Istaraatiijiyad waxaa muuqato ineey kooxda Hargeysa ka taliso sameeyeen go'doomin Habarawal, ineey dhisteen xiriiro cusub iyo ineey hanteen xafiisyadda Federaalka. Kooxda Hargeysa ka taliso waxey ka hortageen oo ay iska qabteen colaad uu Muuse Biixi iyo Abdullahi Darawal ka hurin rabay Somalilaan iyo Dawladda Somali State oo ah in la isku dhufto labada nidaam; sido kale waxey ka meermeereen cadaadiska ah in Colaad ay la galaan Waqooyi Bari.
2
12
581
Maanta waxaan la kulmay Safiirka cusub ee Tรผrkiye, Ferhat Alkan. Waxaan ka wada hadalnay xiriirka labada dal iyo xaaladda kala guurka Somalia. Waxaan la wadaagay hanaan doorasho Ogaal soo jeedisey. Waxaanan isla garannay in loo baahan yahay heshiis doorasho hufan oo wadar-ogol ah.
8
29
1
82
2,279
Goonigoosatadii caawa waxay ciwaan ka dhigteen โ€œDagaalada ka socda Bari iyo Galbeed SLโ€. Waan soo dhowaynayaa inayna mardambe reer Koonfureed ku caayi doonin mabad ma mahaystaan iwm. Waala isla soo gaadhay guud ahaan Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด. @Ramadan70530344 @Feysalvip @LibanIyow
10
14
2,491
Musharax Abdikariim iyo Safiirka Tรผrkiye
2
3
20
646
Abeesaale retweeted
A few weeks ago in Qudhac-Dheere, Sool, Northeastern State of Somalia, I became a camel herder alongside former Puntland VP Ahmed Karash. The Hirad familyโ€™s vast camel herds once roamed Karamaan. Today, they are gone from Sanaag and Nugaal and city slickers! Time to reclaim our pastoral roots. ๐Ÿช
3
16
1
84
2,881
"First the UK reaffirms it's support for the sovereignty territorial integrity political independent unity of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด" "The UK does not recognize Somaliland independence."
2
5
17
867
Fahad vs Farmaajo ๐ŸŽค
๐…๐€๐‘๐Œ๐€๐€๐‰๐Ž: ๐–๐€๐ƒ๐€๐๐ˆ๐˜๐€๐ƒ ๐€๐€๐ ๐–๐€๐€๐‘๐ˆ๐! Saaxiibkay hore Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii muddo dheer astaanta siyaasadeed u ahayd? Run ahaantii, lagama filaynin inuu si fudud uga guurayo mabaadiโ€™dii siyaasadeed ee ay dad badan darteed ku taageereen. Dadka qaar waxay moodayeen inuusan sidaas mutuxan banaanka isku soo dhigaynin. Taagero badan oo uu shacabka Soomaaliyeed ka helay Madaxweyne Farmaajo waxaa saldhig u ahaa diidmadii ka dhalatay ๐‘ฏ๐’†๐’”๐’‰๐’Š๐’Š๐’”๐’Œ๐’Š๐’Š ๐‘ฒ๐’‚๐’Ž๐’‘๐’‚๐’๐’‚ ๐’†๐’† 2011๐’Œ๐’Š๐’Š. Waa nasiib darro in sanadka 2026, uu Madaxweyne Farmaajo soo dhaweeyo ๐ฐ๐š๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐Š๐š๐ฆ๐ฉ๐š๐ฅ๐š, iyadoo Xasan lagu xumaynayo. Wadaniyadda waa mabaadiโ€™ ee maahan afkaar is rog-rogta oo hadba danta shakhsiga ah la jaanqaadda ama Aqalka Madaxtooyada logu soo hilmaamo Hogaamiyaha siyaadada ku waara waa midka ilaashada taariikhdiisa suubban.
2
3
347
War wayn
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
3
245
Warbixin Kooban. Waa sidee Xaalada Puntland iyo busaarad xun oo laga soo sheegayo deegaankaas.
1
11
998
Maxay tahay sababta ay cabsida wayn iyo baqdinta ugu muujiyeen qolada goonigoosatada Hargaysa, magacaabista Saadaq John? Ma laga yaabaa Wasiir Saadaq John inuu noqdo ninkii goonigoosatada soo afjari lahaa?
2
11
435
Saadiq John oo maanta loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga JFS ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ayay durtaba ma mudaharaadayaan qoladii idoor. Reerkan yar umad ka fulaysan weligay ma arag. Cabsi iyo fulaynimo ayay isku darsadeen. ๐Ÿ˜‚ @Ramadan70530344 @Feysalvip @wardisom4
3
2
18
1,103