Suleiman Fargah (@SFargah) header
Suleiman Fargah (@SFargah) profile picture

Yaaqshiid District Commissioner, EX WOCCA, EX Rayan Foundation, EX Zamzam Foundation. Retweets n’t 4 endorsement.

Somalia
Joined June 2017
Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)Photo by Suleiman Fargah (@SFargah)
This evening, I joined thousands of Somali citizens at Taleex Junction in Mogadishu to mark the historic 1 July celebrations, commemorating the liberation of the Southern Regions & the reunification of the North & South -an enduring symbol of our unity, independence & nationhood.
159
258
19
1,799
82,619
Bulshadda Degmada Yaaqshiid waxay umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaan munaasabadaha maalmaha xoriyadda 26Ka Juun & 1da luulyo oo ku aadan sanad guurada 64aad ee kasoo wareegtay markii dalkeena Soomaaliya uu ka xuroobay gumeystihii gumeystihii Ingiriiska & Talyaaniga.
51
Waxaan halgan adag ugu jiraa in aan soo yareeyo masaafada u dhaxeysa bulshadda loo adeegayo iyo adeegayaasha.
2
53
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee isku xirta Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid, taasi oo muhiim u ah isku socod shacabka Magaalada Muqdisho.
5
17
708
Suleiman Fargah retweeted
Our DG, @AbdiwaliAbdulle, conducted an inspection of the Public Registration Center in Yaaqshid District. During the visit, he received briefings from NIRA officials and the District Commissioner, Mr. Suleiman Mohamud, emphasizing the center's vital role in serving the community.
1
12
49
3,940
Our sea is not 4 sale Protest against Ethiopia & pm Abiy Ahmed.
97
﴿ وَمِنَ النَّاسِ مَن يَعْبُدُ اللَّهَ عَلَىٰ حَرْفٍ ۖ فَإِنْ أَصَابَهُ خَيْرٌ اطْمَأَنَّ بِهِ ۖ وَإِنْ أَصَابَتْهُ فِتْنَةٌ انقَلَبَ عَلَىٰ وَجْهِهِ خَسِرَ الدُّنْيَا وَالْآخِرَةَ ۚ ذَٰلِكَ هُوَ الْخُسْرَانُ الْمُبِينُ﴾
1
89
Waxaa shir guddoomiyay shirka Maamulka sare ee Degmada Yaaqshiid oo aan uga wada hadalnay sidii sanadkan cusub ee 2023 si wadajir ah aan ugu wada shaqeyn laheyn horumarka Degmada. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan.
1
1
6
594
Waxaa maanta Ka qeybgalay xiritaanka shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Benaadir oo looga hadlayay qorshaha hortabinta leh ee maamulka Gobolka Benaadir. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
1
3
317
Waxaa ka qeyb galay shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar kaas oo soconayay muddo 3 cisho ah. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
2
6
488
Hadal jeedinta kulankii looga hadlayay u diyaar garowga Qorshe Howleedka sanadka cusub ee 2023 iyo Qorshaha Wada-shaqeynta Laamaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka iyo Deegaanada Qeybta Bari. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
4
101
Waxa ka qeybgalay kulan lagu ansixinayey Miisaaniyad sanadeedka rasmiga ah 2023-da ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar. Waxa cod aqlabiyad ah ku ansixinay miisaniyad sanadeedka Maamulka Gobolka Benaadir iyo Dowlada Hoose ee Xamar oo gaareysa $47,884,92.
1
4
360
Waxaa xalay noo qabsoomay kulan looga hadlayay u diyaar garowga Qorshe Howleedka sanadka cusub ee 2023 iyo Qorshaha Wada-shaqeynta Laamaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka iyo Deegaanada Qeybta Bari. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
3
8
842
Waxaa noo qabsoomay kulan ciyaareed sare logu qaadayay Amniga iyo is dhexgalka bulshada degan Qeybta Bari oo ay kasoo qeyb galeen qaar kamid ah Guddomiyaasha degmooyinka iyo deegaanada qeybta Bari kaas oo ka dhacay garoon ku yaala Degmada Yaaqshiid. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
2
84
Waxaa kulan la qaatay Bahda Caafimaadka Degmada Yaaqshiid oo aan ka wada hadalnay sidii loo tayeyn lahaa adeegyada caafimaad oo ay bixiyaan xarumaha caafimaad iyo in ay u dhimriyaan shacabka danta yar ee degan degmada. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
5
187
Waxa kormer nogu yimid Gudd Kx Amniga & Siyasada Mamulka Gobolka Banaadir Md. @yabooh2 oo uu wehliyo Taliyaha Boliiska G/Banadir Md. Macalin Mahdi. Kormerka oo ahaa mid logu kurgalayey Amniga Degmada Yaaqshiid iyo sidii xal wara logu heli laha koxaha Amniga liddiga ku ah.
1
4
369
Waxaa kulan la qaatay Bahda Waxbarashada Degmada Yaaqshiid oo aan ka wada hadalnay sidii loo tayeyn lahaa adeegyada waxbarasho oo ay bixiyaan Iskuulada & Jaamacadaha degmada ku yaala. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
1
5
222
Waxaa xafiiska Degmada ku qaabilay guddoomiyaha sports-ka Gobolka Benaadir Xasan Xaaji Yabarow Wiish oo aan kawada hadalnay sidii loo horumarin lahaa ciyaaraha(sports-ka) Degmada Yaaqshiid. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
6
206
Waxaa maanta shir wada yeelanay guddoomiyaasha degmooyinka iyo deegaanada qeybta Bari ee Gobolka Benaadir oo an uga wada hadalnay amniga, nadaafada iyo horumarinta degmooyinka iyo deegaanada qeybta Bari. Degmo Nabad ah & Dad Mideysan
2
1
18
881
Waxa xafiiska ku qaabilay guddi ka socday dugsiyada Qur'aanka Kariimka ee degmada Yaaqshiid oo aan kawada hadalnay sidii loo wada horumarin lahaa dugsiyada kalaamka Eebbe lagu barto. Degmo Nabad & Dad Mideysan
2
68