Short Stature of Somali Society Organization (@SSSS_Org) header
Short Stature of Somali Society Organization (@SSSS_Org) profile picture

SSSO is a national organization committed to promoting the rights, dignity, inclusion, and equal opportunities of persons with dwarfism in Somalia.

Garowe
Joined November 2020
Waa sawir dareen taabad ah. Qayb bulshadeenna ka mid ayaa nolosha ku dacdareysan weliba carruur nugul ah. Dhibaato shaqsiyeed walba waxay noqotaa dhibaato bulsheed. Carruur darbi jiif ah oo aan haysan nolosha aasaasiga ah(cunto, jiif iyo hooy) ayaa bulshada ku dhex silicsan.
1
4
Sawirkaan waxaa qaadey Kevin Carter sanadkii 1993. Waa Suudaan oo macaluul daran ka jirtay. Wuxuu noqday sawir saamayn badan reebay, sawir qaadihiina uu sawirka dartiis isku dilay(1994) maaddaama uusan gabadhii badbaadin. Maxay idinla tahay?
1
1
Aragtida Summadaynta(labelling theory) waa aragti xoog badan oo saamaysa qaabaysana maanka qofka. Waxay u foorartaa dhanka kasmada danbiyada. Awoodda shaqsiga waxaa ka xoog badan awoodaha dibadda kaga imaanaya. Maxay kula tahay?
1
2
Sahan-cilmiyeedyo badan oo la seemeeyey ayaa lagu ogaadey lakabyada kala duwan ee takoorka Soomalida ka dhex jira, waxaana loo kala abla-ableeyey shan nooc oo ka la ah 1. Sinji takoor 2. Jinsi takoor 3. Dhaqan takoor 4. Xanuun takoor 5. Muuq takoor Maxay kula tahay?
3
8
@OrgSamaco speaks up the vioceless people "One day I remember I had gone to the salon and I met primary pupils who ran after me, they surrounded me, laughed at me, touched me and said all sorts of words concerning my size.They only left when someone intervened." Tuyishimire
1
2
SAMACO will play a crucial role in security, stability and peacebuilding of the country as a whole. It is well known that discrimination, unemployment, poverty, vulnerability and despair are all triggers that makes youth to be vulnerable for radicalization and recruitment.