SomTube ▶️ (@SomTubeApp) header
SomTube ▶️ (@SomTubeApp) profile picture

Muuqaal kasta oo YouTube ah, ku daawo qoraal af-Soomaali ah. Podcast, casharro iyo buugaag maqal · 4 luuqadood · Bilaash. Aasaasaha: @Booskapro

Joined April 2024
Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)Photo by SomTube ▶️ (@SomTubeApp)
Bulshadu waxay ku dhisantaa dad wax wadaaga 🤝 Mahadsanid @zakariyasharif9 oo dhagaystayaashiisa tusay sida YouTube loogu daawado qoraal af-Soomaali ah. Isku day adiguna → somtube.vercel.app
SomTube, YouTube Af Soomaali ah
1
4
181
Waad codsateen, waan ku darnay 🙏 Hadda 5 luuqadood → af-Soomaali: Ingiriis · Carabi · Jarmal · Faransiis · Turkiga 🇹🇷 somtube.vercel.app/cusub/som…
4
162
Jawaabtu waa Turkiga 🇹🇷 Kusoo dhawaada SomTube 2.1. Muuqaallada YouTube ee Turkiga ah, hadda af-Soomaali ku daawo. Bilaash. Akhri waxa cusub 👇 somtube.vercel.app/cusub/som…
1
6
529
Kusoo dhawaada SomTube 2.0 · "Dherer Kasta" 🚀 Update-kii ugu weynaa ilaa SomTube la bilaabay 🧵👇 1/7
2
1
1
4
404
Mahadsanidiin dhammaantiin dadkii tijaabiyay, faallooyinka qoray, una gudbiyay asxaabtooda. SomTube wuxuu u kordhayaa sababtoo ah idinka ayaa ka qayb qaata 💙 6/7
1
16
Wax walba oo YouTube ku jira, hadda waad fahmi kartaa 🎯 somtube.vercel.app/?v=3
1
3
393
Update cusub 🎉 SomTube hadda waa ka fudud yahay telefoonka. U dir qof u baahan 🔁 somtube.vercel.app/
1
3
700
SomTube ▶️ retweeted
Kafee ☕ + war crypto 📉 Dhacdadii Binance waxaan ku fahmay af-Soomaali, mahadsanid SomTube 🇸🇴 👉 somtube.vercel.app
1
15
1,037
Sidee loo isticmaalaa SomTube? 🎬 1️⃣ Ka koobiyee link-ga YouTube 2️⃣ Ku dheji somtube.vercel.app 3️⃣ Ku daawo af-Soomaali 🇸🇴 Podcast, cashar ama wareysi - Ingiriis, Carabi, Jarmal ama Faransiis. Bilaash ✅ 👉 somtube.vercel.app
1
1
4
415
Ma jiraan podcast-yo, casharro ama wareysiyo Ingiriis ama Carabi ah oo aad jeclaan lahayd inaad fahanto, laakiin luuqaddu ay kaa xirtay? 🎧 Waxaan idiin sameeyay SomTube ⭐ copy soo dheh link YouTube, kadibna ku daawo qoraal af-Soomaali ah. 👉 somtube.vercel.app
1
1
1
7
994