Waxan taba bar ufurnay saraakiisha Wasaaradda, Nidaamka Maaraynta iyo Kaydka Xogta (TMIS) ee diiwaangelinta iyo summadaynta gaadiidka si kor loogu qaado xifadooda.
Mustafe Siciid Faarax
Agaasimaha Guud
Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib-u-dhiska
Waqooyi Bari Soomaaliya
1
117
Waxan Hambalyo u diray Bulashada Waqooyi bari munaasabadda Sanad-guuradii 1-aad ee aasaaska Dawladda Waqooyi Bari.
Waxaan u rajayn shacabka Waqooyi Bari midnimo xasilooni iyo hurmar waara
dawladnimada aan haysano aan ku fara adaygno
#happyanniversary30july
#WaqooyiBari
Waxan maanta ka qaayba galay shirka isku duwidda arimaha horumarinta iyo bai' aadannimada,ee soo qaban qaa isay Wasaaradda Qorshaynta Somalia
Waxan shirka lawadagay arimaha hortebinta u leh waqooyi bari sida dhisida kaabayasha dhaqalaha sida wadooyinka iyo dekadaha
1
52
Hambalyo dhamaan ummada soomaliyeed Sanad Guuraddii 66aad Ee kasoo wareegtay 1-da Luulyo 1960 wa milintii midnimada iyo wadajirka.
Waxan soomaaliya u rajayn xasilooni iyo hurumar inta dunidu jirto
190
Nin oday ah oo taarikho badan haya aya waxa uu Abtiriyey Axmed guray
Abtiriska Immaamkuna waakan:
AXMED IBRAAHIM XAMAR GALE, DHIDHIIN , WARMEEKE, WARMOOGE , WARSANGELI, MAXAMUUD , HARTI.
96
Congratulation somali national army for 66th anniversary , i have strong ambitiuos to rebuilding again the snake eaters.
#Somalia can reach what they did before a leadership that creat hope and confidence for Somalia nation
1
68
Bulshada waxay martaa 4 marxaladood
1: maalmo adag waxa soo baxa Raga kiisa adag
2: Ragaas adag waxay ka tagaan barwaaqo iyo xasilooni.
3: xiliga barwaaqada lagu jiro waxa xoogaysta raga kiisa liita
4: Raga kiisa liita waxay dadka dib ugu ceshaan maalmo dhib iyo mashaqo badan.
ΩΨ±Ψ±ΩΨ§ Ψ«ΩΨ§Ψ« Ω
Ψ±Ψ§Ψͺ:
"Ψ§ΩΩΩΩ
ΩΨ§ ΨͺΨ¬ΨΉΩΩΩ Ω
Ω
Ω ΩΩΨ³Ψ§Ω ΩΩ ΩΨΉΩ
ΨͺΩ ΩΩΨ§ ΩΨ°ΩΨ±Ω Ψ₯ΩΨ§ ΩΩ Ψ΄Ψ―ΨͺΩΨ ΩΨ£Ψ¬ΨΉΩΩΩ ΩΨ±ΩΨ¨Ψ§Ω Ω
ΩΩ Ψ΄Ψ§ΩΨ±Ψ§Ω ΩΩ ΩΩ ΩΩ Ψ§ΩΨΈΨ±ΩΩ."
20
War Cusub: Jubaland oo ku Dhawaaqday Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka
Jubaland ayaa shaacisay jadwalka doorashooyinka madaxweynaha iyo xulista xildhibaannada baarlamaanka Jubaland.
45
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehel iyo qaranka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo muddo dheer u soo shaqeynayey qarankeenna.
32
Xaalka soomaaliya sidaan ayuu ku socdaa waxana sabab u ah damaca guracan ee danta garka ah ku salaysan
Koox walba marka xuf goosato side bey mowjadaha dhibta isaga celinaysa?
#somalia #somaliland
81



















