MULKIILAHA WAQOYI retweeted
The US war in Somalia has quietly eclipsed the Afghanistan war, making it the longest forever war in US history. It is a slow-burn war designed to crush the souls of Somalis, preventing them from making progress in their homeland. When some Somalis flee and seek refuge elsewhere, they are dehumanized for seeking a life outside the war zone Washington deemed necessary to maintain influence in the Red Sea and MENA.
Dr. Michael Shurkin is a national security analyst, author, and former U.S. government intelligence official.
He admits that the Somali government is being kept weak to keep us from defeating al-Shabaab. They are also supporting al-Shabaab while keeping them from completely taking over.
Dr. Shurkin states this is a forever-war model to control Somalia and keep it weak.
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Markii horeba lagama fileyn ilbaxnimo iyo xadaarad waayo deegaanka ay ka yimaadeen waa meel aysan nolol ka jirin oo daqiiqad kasto lagu dili karo aano qabiil oo dhacday xilli uu noolaa awowgaa shanaad.
Hadalka uu leeyahay jaahilka dheer ee ah "Gabadhaan ayaan ku siineynaa" kaliya ujeedkiisu waa inuu ka duubto "Muuqaal" si uu uga helo daawasho badan ninkaas nolosha la xarbinaayo ee cad-ceedda taagan.
Dabcan jaahilnimadiisu waa xiriir la leh deegaanka iyo dhulka uu gaarka ugu yimid oo ka soocan Mudug inteeda kale waana deegaan raad acraabinimo ku suntan.
Waxaa habbooneyd in aan dadka masaakiinta ah lagu fasixin "Jaahiliintaan' oo ma hago lagana qabto ineey ku dharag-dhacsadaan dad masaakiin ah ayna ka duubtaan muuqaalo aysan raali ka ahayn.
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Waqooyi iyo Kuunfur oo Gacmaha is Heesta .
Somalia Hishiis ah Dunida La Hishis ah.
Kuwaa jawaasiista Kuma Jiraan Hishiiska waa Noo Dagaal
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Muuqaalada IA ga hala iska daayo oo waxaad haysaan goobaha dagaalka keeno,baalxoofto meel loola imaado ma ahan WB 😂
Bye bye! 🤣 Turns out karma has an absolute zero tolerance for Zionist errand boys. He meddled in Somali clan politics instead of focusing on the American people and his own country, and look how that turned out, voters packed his bags for him! You can draft all the fake acts you want Scott but reality always collects its dues in the end.
Cidamadi ajaniibta dalka waa laga sari marki
la dhahay gobtiina waa daabaldagaysa,, „Jajusinti Somaliina waa barooranayan best news for Somali ppl👏
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Labada reer ee deariska ah wiil iyo abtigiis well done baan idin leeyahay Nabadbaa Naas la nuugleh 🫶🏻 ilaahay ku Wii nabadooda iyo wada noolashahooda adkaysta ilaahay idinka dhigo 🤲🏻 labada ugaas ilaahay cimrigooda ha dheereeyo nabada ay horseedka ka yihiina misaanka xasanaadka ilaahay ha u saaro. Also Taliye Mahad Salaad sida ugaas mohamed sheegay inuu hormuud u ahaa waxaan leeyahay thanks Taliye shaqo wanaagsan baad u qabatay degaankaaga 👊👊
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Sax ma ahayn in Odayga sidaas loo ciqaabo.
Odayga is-muujin ayay ka ahayd; colaad, xumaan iyo dhibaato kale kama uu wadin. Waxa keliya ee uu rabay waxay ahayd inuu "Muuqdo", balse in si toos ah loo maxkamadeeyo haddana la duubo lana baahiyo ma ahayn waayo waa waayeel da'a ah oo il iyo cuqubo ayaa laga qaadaa.
Odayga dhowr arrimood ayaa lagu maxkamadeeyay laguna helay:
1. Inuusan ahayn xeer yaqaan.
2. Inuu ku hadlay "luuqad" cadaw oo kuu ka baxay kaftankii labada reer u dhaxeeyay.
3. Inuu jabiyay xeer guur, xilo iyo xidid.
Intaba wuu iska difaaci waayay, cid ninka dhalinyarada ee odayga maxkamadeynaayay ka ridana wuu waayay.
Madashii uu islahaa "is muuji" oo ka dhex muuqo ayaa maxkamad isku badashay, laguna ciqaabay waxeyna dhashay inuu yax-yaxay, is qabsaday isla afkiina uu ku bixiyay raalli-gelin.
Ninka dhalinyarada ee Odayga shaarica ku maxkamadeeyay, Odayga cafis ha weydiisto waayo odayga waxaa soo baxday inuusan aqoon Xeer guur, Xeer xidid iyo xeer xillo oo uu ahaa qof cimmaamad iska watay iskana socday.
Odayga ceebtaas ku dhacday ee hadda dunida dacalladeeda laga wada fiirsaday waxaa ka dhalan karo "Cuqubo" ku dhacdo ninka maxkamadeeyay iyo lamaanaha is calmaday.
Odayga hala soo xaalmariyo.
Ma ahayn in la qaawiyo.
انا لله وانا اليه راجعون
Ilaahay haw naxariisto Caaqil Cabdirisaq caaqil jaamac abdi bile aamiin. What a horrible news to wake up to 😪 İlahay familyka samiir iyo iman Haa siyo adna janada kugu ducaynay
#Shocked…Ever since the recent events in Moyale, it’s wild seeing how many online accounts that used to posture or claim a Somali identity for political leverage have suddenly gotten completely exposed.
It turns out all those accounts debating regional politics and pushing specific narratives specifically the Gonigosad agenda weren't even Somali to begin with or the tribes they claim, just Oromo masquerading behind fake identities to manipulate online discourse.
The internet really lets anyone play a character until real world events happen and force them to drop the act. Crazy times. Somali waa laa dhex fadhiya 🤣
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
An Oromo officer in the Ethiopian military 🇪🇹 sent a message to the Somali people, claiming that Somali land, including Hargeisa, Berbera, and Jigjiga, belongs to the Oromo. Two officers responded to him, telling him that Somalis are one people. When their land was threatened, the two officers immediately responded by mentioning Hargeisa and Mogadishu, stating that Somalia is one.☝️ #StandWithSomaliPeople. #MoyaleIsSomali
MULKIILAHA WAQOYI retweeted
Qiimeynta Khudbaddii Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ka jeediyey kalfadhigii 59aa ee Golaha Wakiillada Puntland, maanta oo ah 25 October 2026.
Madaxweyne Deni wuxuu khudbaddiisa ku sheegay inuu ka warbixinayo xaaladda ay Puntland ku sugan tahay iyo guud ahaan tan Soomaaliya. Sidaa darteed waxaa la filayey warbixin ku dhisan xog-ururin lagu saleeyay tirakoob cilmiyeysan ee xaaladda dhaqaale, bulsho, siyaasad iyo amni ee Puntland.
Filashadaas waxay ahayd mid lagu hingoobay. Khudbadduna wey ka marnayd xog la isku hallayn karo. Si aan taas uhubinno aan isla fiiriinno wuxuu Madaxweynuhu inoo sheegay iyo wuxuusan inoo sheegin.
Wuxuu inoo sheegay waxaa ka mid ahaa, tusaale ahaan:
1. In Puntland horumar ballaaran gaartay.
2. In ciidan badan la qoray lana tababaray.
3. In ciidammo HSM soo abaabulay meesha laga saaray.
4. In hub sidasho la mamnuucay oo amni ballaaran jiro.
5. In burcad-badeed lasoo afjaray.
6. In jidad badan la dhisay sida kuwa Garoowe. Qaar kalena lawado dhismahooda sida kan isku xira Gaalkacyo iyo Xaraf, iyo kan Ceel Daahir.
7. In shaqaalaha mushaarkooda la bixiyo.
8. In colaad beelaha qaarkood ah la xalliyey.
9. Inuu booqday Mudug, Bari iyo Raas Casayr tabashooyinkoodiina wax laga qabtay, qaar kalena la dersayo.
10. Inuusan samayn doonin wax mustaqbilka dowladnimada Puntland ku saabsan isagoon dadka kala tashan.
11. In HSM dowladnimadii Soomaaliya khatar galiyey.
12. In dadka Soomaaliyeed katashadaan khatar HSM Soomaaliya galiyey.
Waxa uusan inoo sheegin:
1. In Puntland marayso meeshii ugu xumayd dhaqaale ahaan intii Puntland jirtay (sida ay ii sheegeen ganacsato reer Puntland).
2.Tirada ciidanka la qoray iyo kuwa la tababaray.
3. In ciiddammada uu sheegayo oo qaar la laayey, qaarna la heshiiyey ay ahaayeen ciiddammo jiritaankoodu ay ka horreeyeen maamulkiisa iyo kan HSM labada. HSM ka horna dagaal ku dhexmaray Boosaaso iyo Garoowe. Sababta hadda loo weerarayna ay tahay mid siyaasadeed ee aysan ahayn mid amni.
4. In go’aannada mamnuucidda hubku ay tahay cabburin siyaasadeed ee aysan ahayn dhowridda sharciga iyo amnig. Dad badan oo reer Puntland ahna darteed ugu dhinteen Boosaaso, Qardho iyo Gaalkacyo.
5. In dagaalka burcad-badeedka lagu dilay dad aan burcad-badeed ahayn.
6. In jidadka Garoowe lagu dhisay lacag Bangiga Adduunka (World Bank) oo soo socotay 10 sano iyo $1 oo laga qaado dadka reer Garoowe. Jidka Ceel-Daahir waxaa lasoo bilaabaywaqtigii maamulkii Cabdiweli Gaas, lacagta lagu dhisayana waxaa lagaa qaadaa gaadiidka shacabka Puntland.
7. Inaan ciidanka iyo shaqaalaha rayidka ah aysan si joogta ah uhelin mushaarkooda.
8. In kalsooni darrada udhaxaysa beelaha Puntland ay marayso meeshii ugu xumayd si colaaddii maalin dhawayd ka dhacday Qardho ay muujinayso.
9. Socdaalladiisii Imaaraadka iyo Kenya natiijadoodii.
10. In Puntland go’doon uga jirto Soomaaliya inteeda kale iyo inuu isagu gacan weyn ku lahaa doorashada HSM.
Ugu dambayntii, khudbadda Madaxweyne Deni waxaa ku jira saddex qodob oo muhiim ah, rajo fiicanna leh haddii uu hirgalintooda si dhab uga shaqeeyo. Saddexda qodob waa:
10. In maamulkiisu dadka reer Puntland kala tashanayo arrimaha muhiimka u ah mustaqbalka Puntland.
11. In HSM khatar ku yahay dowladnimda Soomaaliya. Ka hortagiisana si dhab ah la isaga kaashado.
12. In dadka Soomaaliyeed isugu yimaadaan wadatashi ku saabsan sidii looga hortagi lahaa khatar HSM ku yahay dowladnimada Soomaaliya - haddii loo baahdana Puntland martigaliso.













