
The Official State House Puntland Twitter. All information posted & viewed on this page is subject to State House User Policy. [email protected]
Puntland State (Garoowe )
Joined April 2019
- Tweets4.1K
- Following21
- Followers84.7K
- Likes191
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qaybgalay aaska qaran ee Alle ha u naxariistee G/sare Maxamed Cali Marduuf, oo ahaa Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Dowladda #Puntland, kaas oo shalay ku geeriyooday shil gaari.
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo maanta ku tegay Gaalkacyo, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada #Gaalkacyo .
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo maanta ku tegay Gaalkacyo, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada #Gaalkacyo .
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi Culimaa’udiin Soomaaliyeed ah oo uu hoggaaminayo Shiikh Maxamed Cabdi Umal, oo maalmahan booqasho ku joogay Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Prof Maxamed Cumar Dalxa, isagoo ka guddoomay laba Buug oo uu ka qoray arrimaha Soomaaliya.
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland Md @HESaidADeni , ayaa booqday xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee Daraawiishta ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan kula qatay saraakiisha Cidanka Difaaca oo uu hoggaminayo Taliyaha Cidanka Daraawiishta Gen. Aaden Cabdi Xaashi.
1/2 The President of the Puntland State @HESaidADeni, today received the @UKinSomalia
Ambassador to Somalia, @CharlesKingFCDO, and his delegation.
The meeting, attended by members of the #Puntland Council of Ministers, addressed the broader situation in #Somalia,
2/2 With a focus on security, political developments, and development cooperation.
Discussions on #Puntland centered on ongoing counterterrorism operations to eliminate terrorist groups from its territory
2/2 With a focus on security, political developments, and development cooperation.
Discussions on #Puntland centered on ongoing counterterrorism operations to eliminate terrorist groups from its territory.
78
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland @HELugatoor , ayaa ka qeybgalay munaasabadda qalinjebinta dufcadii 14-aad ee ardayda Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Garoowe, kuwaasi tiro ahaan gaaraya 228 arday oo bartay 6 kulliyadood oo kala duwan.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda #Puntland Ahna Xoghayaha Xisbiga #Kaah , @HELugatoor ayaa maanta ka qeybgalay kulan uu isugu yimi Xisbiga @KAAHPParty
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland, @HELugatoor , ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (@UNHCRSom ), oo ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Wakiilka Hay’adda ee Soomaaliya, Marwo Jing Song.
Waxaa Madaxtoyada ku qabsomay Kulan wadatashi oo ay isugu yimaden Goleyasha Dowladda & @PECPuntland kaasi oo qeyb ka ah wadatashiyada socday ee ku saabsan Wax-ka-bedelka qodobada Dastuurka DPL ee khuseeya hirgelinta dimu
waxana kulanka Shir-gudd Mdx @HESaidADeni.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho oo dhiirigelin ah u sameeyay Ciidamada Dowladda Puntland.
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa caawa kulan la qaatay Madaxda hay'adaha amni iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda Puntland.
Kulanka oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Lataliyaal Madaxweyne iyo khuburo Amni,
































































