
Chairman of @xaqsoor_haybadQ Political Alliance & @xisbigaxaqsoor. FMR Ambassador & Minister of @mopied_somalia. Ex UN official. Founder of @hipsinstitute.
Mogadishu, Somalia
Joined April 2009
- Tweets17K
- Following1.7K
- Followers261K
- Likes830
Abdi Aynte retweeted
🇸🇴 Hambalyo Xulka Qaranka U-17🏆
Hambalyo ciyaartoyda, tababarayaasha iyo dhammaan bahda Xulka Qaranka Soomaaliya oo gaaray finalkii saddexaad ee CECAFA U-17, isla markaana xaqiijiyay ka-qaybgalkoodii saddexaad ee CAF U-17.
Guul ayaan idiin rajeynaynaa finalka! 🇸🇴👏
Abdi Aynte retweeted
Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor & Midowga Haybad Qaran, @Aynte ayaa sheegay in jadwalka doorashada federaalku yahay mid natiijadiisa la sii asteeyey sidii ka dhacday Maamul Goboleeyada dalka, taas oo kahor imaanaysa mabda’a doorasho heshiis lagu yahay oo 4 sanaba mar la qabto.
Abdi Aynte retweeted
Replying to @HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV @MowliidHaji Mahadsanidin in bdn. Sidoo kale Md @Aynte sidii dadnimada & hufnaanta lahayd ee uu u soo bandhigay aragtida toolmoon & runta biya kama dhibcaan ee waliba kharaar wuu ku Mahadsan yahay.
Jabhadda Silcinta Pulshada - JSP inay faryaro ka baxeen uma dhaafayo caawa 😂😂😂
Abdi Aynte retweeted
Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha ee @HBNOnlineTV, toddobaadkan waxaan ku lafaguri doonnaa Doorashada Soomaaliya: Jadwalka la Shaaciyay iyo Doodaha Sharci & Siyaasadeed ee ku Gadaaman.
Waxaa barnaamijka marti inoogu ah Cabdiraxmaan Caynte (@Aynte), Guddoomiyaha Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, ahna Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka, iyo Xuseen Sheekh Maxamuud (@husseinhaaruun), Xoghayaha Urur-siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), ahna La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Dastuurka & Doorashooyinka, Senator hore oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaya @MowliidHaji. La soco caawa, 16-ka Oktoobar 2026, saacadda 9:30 fiidnimo (xilliga Geeska Afrika) ama 7:30 fiidnimo (BST), haddii ALLE idmo.
#FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN #HBNOnlineTV
Can’t wait to read your second book.
Abdi Aynte retweeted
Every young Somali girl child should have this picture on their walls. Priceless.
Targeting former President @HESharifShAhmed is a clear sign that the current administration is escalating an already combustible political situation in order to torpedo international mediation efforts on elections.
For years, we have sounded the alarm on the industrial scale land dispossession by a cabal of corrupt senior officials and rapacious businesspeople. I am delighted to see an independent report empirically documenting what we have said all along.
There has to be accountability for this mass displacement.
📘 New Commentary | Elite Capture of Urban Land in Mogadishu: Eroding State Legitimacy
Mogadishu’s growing land crisis raises serious concerns about land governance, forced evictions, the rule of law, and public trust in state institutions.
Our latest commentary examines how political and commercial interests, weak land administration, and limited legal protections are contributing to the crisis. It also highlights the human and security consequences and offers recommendations for strengthening land governance, protecting citizens’ rights, and restoring state legitimacy.
📖 Read the full commentary:
English: bit.ly/4753Xvp
Somali: bit.ly/4yaO7KQ
Arabic: bit.ly/4jL0BoG
#Mogadishu #LandGovernance #RuleOfLaw #Somalia #HeritageInstitute
From fleeing civil war in #Somalia as a child refugee to winning the seat vacated by former UK PM @Keir_Starmer, Sagal Abdi-Wali’s journey is a remarkable rebuke to those who question whether people who look like her belong in British politics. History has a way of answering its doubters. Congratulations, Sagal! A proud moment for Somali-Britons.
It was an honor to speak at the launch of “Chaos, Courage and Change in #Somalia,” a remarkable new book by my dear friend @MahadWasuge, head of @somalipubagenda.
Mahad takes us on a fascinating journey through his formative years in Hiiraan region, and the start of his research career at @HIPSINSTITUTE 13 years ago when he was my colleague. His story is one of grit, tenacity and industry—a young man who, against formidable odds, persevered, found his voice, and rose with remarkable speed. It is, above all, a story of courage, resilience and the power of determination.
Abdi Aynte retweeted
🧵 1/3
Hoggaamiyaha Isbaheysiga @Xaqsoor_HaybadQ, ahna musharraxa Isbaheysiga, Mudane @AbdiShirdoon uu wehliyo Gu. Isbaheysiga @Aynte maanta la kulmay hoggaanka Midowga Culimada Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Gu. Sheekh Bashiir Axmed Salaad.
Abdi Aynte retweeted
Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor iyo Midowga Haybad Qaran, Danjire @Aynte ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Dhaqdhaqaaqa Gurmad Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.
#Sugidda_Caddaaladda & #Soocelinta_Haybadda_Qaranka
Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor iyo Midowga Haybad Qaran, Danjire @Aynte ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Dhaqdhaqaaqa Gurmad Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.
#Sugidda_Caddaaladda & #Soocelinta_Haybadda_Qaranka
Hadaljeedinteydii xalay ee munaasabadda gabagabada Banbaxa Isbaheysiga Xaqsoor & Midowga Haybad Qaran. Waxaan si gaar ugu mahadcelinayaa Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda iyo madaxda xisbigiisa @HimiloQParty ee nagu sharfay kasoo qaybgalka xafladda.
Abdi Aynte retweeted
Shirweyne ay isugu yimaadeen madax sare oo ka tirsan isbahaysiga xisbiyada Xaqsoor iyo Haybad Qaran ayaa maanta ka furmay Mogadishu.
Ujeedooyinka shirkan waxaa ka mid ah: Wada- tashi, aragti- wadaag iyo arrimmo la xiriiro doorashooyinka.
Abdi Aynte retweeted
Wadatashi, aragti-wadaag iyo qiimeyn ku saabsan halka la taagan yahay iyo jihada mustaqbalka Soomaaliya. Xubin ka mid ah Golaha Sare ee Isbaheysiga ayaa ka hadlaya waxa uu filayo inay shantan maalmood ka soo baxaan.
Abdi Aynte retweeted
Waxaa maanta si rasmi ah u billowday Banbaxa Isbaheysiga Xaqsoor iyo Midowga Haybad Qaran.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Caynte iyo Musharrax Cabdi Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay muhiimadda xoojinta wada-shaqeynta, isfahamka, xaaladda dalka iyo jihada siyaasadeed ee Isbahaysiga.
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِمَ تَقُولُونَ مَا لَا تَفْعَلُونَ (2) كَبُرَ مَقْتًا عِندَ اللَّهِ أَن تَقُولُوا مَا لَا تَفْعَلُونَ (3)
@HassanSMohamud
Roobku mid cusub ma aha, dhibaataduna mid cusub ma ahan. Madaxda xilka joogtaana kuwo cusub ma ahan. Su’aashu waa: yaa lagula xisaabtamayaa dhibaatada joogtada ah?
@XisbigaXaqsoor
@HaybadqaranHQ
































