"The opposite of a profound truth may be another profound truth." Niels Bohr.

Joined November 2024
Somaliland Citizens Statement on Freedom of Expression in the #UK @UKinSomalia @FCDOGovUK
🤖 Made with AI
UK Statement on Media Freedom in #Somaliland.
8
1
45
3,042
🔴 Su’aal… Fiqi wuxuu sheegay in Soomaaliya ay Cirro dhaqaale ku taageertay markii uu madaxtinnimada u tartamayay, isla markaana ay hore arrimo gaar ah ugu heshiiyeen. Markaa su’aashu waxay tahay: lacagta e Visa da ee shacabka JSL laga qaadayo, ee xukuumadda @Abdirahmanirro ay si toos ah uga gaabsatay inay ka hortagto, ma deyntii uu Somalia laga qaatay ayaa lagu bixinayaa? Ma deyntii lagu lahaa ayaa keentay in xukuumadani oggolaato heshiisyada Jubba Airways iyo e-Visa da? Mise wax kale oo shacabka JSL laga qarinayo ayaa jira?
🔴 2026: The e-Visa & Jubba Airways Deals The Hargeisa administration is celebrating the launch of a new route operated by the Somalian airline Jubba Airways. 🇸🇴 Hargeisa → Mogadishu ✅ Hargeisa → Burco ❌ Hargeisa → Berbera ❌ Hargeisa → Erigavo ❌ Hargeisa → Aynaba ❌ And if you’re a lander, you’ll also be paying e-Visa fees to the your “president” @HassanSMohamud under the e-Visa arrangement. How much longer are people going to pretend that none of this is happening? x.com/Oligarchow/sta…
1
5
16
937
Waa la soo qarxiyay @FuadNouh has made a deal with failed Somalia and received money in return. Somalia has already exposed his cooperation with them to destroy Somaliland. @Abdirahmanirro how much did you guys take? 🤔
#Somaliland’s Minister of Aviation says the #Somalia administration is benefiting from a flawed agreement Somaliland entered into in 2013.
8
12
2
60
6,306
🚨 SHOCKING: In failed Somalia’s parliament, a male MP openly calling for the brutalisation of female genitalia, and pushes Female Genital Mutilation (FGM) claiming it makes women “more beautiful”. After BILLIONS in US aid poured into failed Somalia to help rebuild the country and put an end to barbaric practices like FGM, this is what a member of Somalia’s parliament is openly pushing in 2026. Even worse, FGM has made its way to the US, including through Somalians relocating to America. An estimated 30,228 Somalian women and girls in Minnesota and 14,042 in Ohio are already living with the horrific consequences of this brutality. Trump is right to question what decades of US taxpayer money poured into failed Somalia have actually achieved? Is this what Ilhan Omar wants to bring to the U.S since she loves Somalia so much? Does she condemn this horrific abuse of women and girls, or will she speak out against it?
58
227
28
473
77,206
المثير في جغرافية جمهورية صوماليلاند هو تنوع بيئاتها الطبيعية بشكل لافت.. فهي تجمع بين سواحل طويلة ودافئة على خليج بربرة/عدن ثم سلاسل جبلية ومرتفعات ذات مناخ أكثر برودة وخضاراً .. وصولاً إلى الهضاب والسهول الداخلية الواسعة والمراعي..
This tourist travels the world and is now exploring East Africa. He just left failed Somalia and arrived in Republic of Somaliland & the difference has him SHOCKED. In failed Somalia, he couldn’t even walk around without armed security because of terrorism & chaos. Now he’s in Somaliland, walking freely, no guards, just peace & friendly people. Different country, different culture, different history, different ppl. Somaliland speaks for itself.
26
1
104
1,919
This tourist travels the world and is now exploring East Africa. He just left failed Somalia and arrived in Republic of Somaliland & the difference has him SHOCKED. In failed Somalia, he couldn’t even walk around without armed security because of terrorism & chaos. Now he’s in Somaliland, walking freely, no guards, just peace & friendly people. Different country, different culture, different history, different ppl. Somaliland speaks for itself.
Everyone who sets foot in the blessed State of the Republic of Somaliland falls in love with it. Dhulkeena nimca fadhida haddi laga faa'idaysanayo 😁
1
14
2
60
3,196
Everyone who sets foot in the blessed State of the Republic of Somaliland falls in love with it. Dhulkeena nimca fadhida haddi laga faa'idaysanayo 😁
3
23
1
98
4,192
🇮🇹 De Vecchi: I gave them 100 years. 🇺🇸 Trump: And they still haven’t fixed their sh*thole 🇸🇴 💀
Sidii Talyaanigu awoowayaashood u bahdili jiray, ayuu Trump sannadkan 2026-kii failed Somalia u bahdilayaa 🤣 History repeats itself.. Annaga se awoowayaasheen, sidii ay 2 nin ee Ingiriiska ahaa, Richard Francis Burton iyo Gerald Hanley, qoraalladooda kaga warrameen iney dad geesiyaal ah, sharaf iyo karaamo leh, xorriyaddoodana aan cidna uga tanaasuli jirin. Dad aan dullinimo aqoon.. “The most difficult, the proudest, the bravest, the vainest, the most merciless, the friendliest” Maantana Madaxweynaha Maraykanka, oo hoggaamiya dalka dunida ugu awoodda weyn dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaanba, ayaa isaga oo failed Somalia si xun u bahdilaya, haddana si cad u kala saaraya Jamhuuriyadda Somaliland iyo failed Zoomalia 😂😂 Trump oo Somalia ku sheegaya tuugo, dawarsadayaal, dad aan dal iyo dawlad toona lahayn, ayuu hadalkii dhexdiisa ku soo xasuustaa Jamhuuriyaddii barakaysnayd ee Somaliland, degdegna ku caddeynaya inay tahay dal ka duwan meeshi qudhuntay Somalia! Wax waliba asalkoodii bay ku noqdeen.. Taariikhdu isma qariso, waaqiciguna been ma sheego. Gobannimadu waa dhaxalkii awoowayaasheen. Karaamaduna waa wax aynu ku abtirsanno.
2
11
467
Xataa magaca Somaliland afkiisu ma soo marin karo. Somali ayuu kuguu soo koobaya, si isaga iyo kuwa kale la midka ahi magacaas noogu soo dhuuntaan, dalkaynana soo sheegtaan. “Somali dawladnimo rabta” ayuu leeyahay. jabuuti sow dal ma aha? Ciisuhu sow Somali ma aha? Maxey tahay sababta Iyaga loo ixitraamaya magacoodi adna kaaga loo diidaya? Mise iyaga Soomaalinimadooda lama rabo sababto ah lama boobi rabo. annagana ereygaa ayaa nalagu soo galayaa? 😂 Jabuuti dalkeeda iyo dawladnimadeeda waad u taqaannaa, Somaliland waxaa laga dhigaya wixi af somaliga kuhadla inuu iska sheegto.. oo iney ajaanibta af Somaliga ku hadasha u wada dhaxayso… dhul balaadhis. Weliba “Somalidu Xamar ma aha” ayuu ammaan kaaga dhigayaa. Somalia maxaa Somaliland soo geliyey? Xamar iyo garoowe are both part of Somalia. Ninku ammaani maayo Somaliland ee magacaagii ayuu kaa leexinayaa.
10
6
2
51
2,669