
Somali Federal Parliament member and member of the Foreign Relations Committee (FRC) of the Federal Parliament of Somalia| Leader @Ilaysparty
Mogadishu, Somalia
Joined December 2020
- Tweets230
- Following61
- Followers2.6K
- Likes73
Su’aasha uu I weydiiyay weriye Xasan Cadde ee ku saabsan wararka uu qoray mid ka mid ah wasiirada XFS wax aan ka ogahay shirar noocaas ah in aysan jirin ayaan u sheegay oo aan aniga ka qeybgalay.
MP Abdulkadir Osoble @HonOsoble , a senior Somalia Future Council member, denied a Facebook post by Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi.
Osoble said he and other Council members travelled to the UAE, including Puntland President Said Deni, Jubbaland President Ahmed Madobe and former President Sharif Sheikh Ahmed. He said each travelled for personal reasons.
"There was no meeting with the UAE government. Some members were not even aware that others were in the country, as each official was pursuing a private agenda,” Osoble said.
He also criticised Fiqi for not carefully choosing his words.
The claims have not been independently verified.
More INformation: Please Visit smssomalitv.com
@Somalia
There's a new version of this post
Waxaa fiicneyd in madaxweynaha uu joojiyo doorashada halka dhinac ah ee ka socota dowlad goboleedyada, haddii ay dhab ka tahay in xal dhab ah laga gaaro doorashada Soomaaliya.
Replying to @EU_in_Somalia
@EU_in_Somalia welcomes the President @HassanSMohamud invitation to the Future Council. In the interest of all Somalis, we hope in a positive response, and that a constructive way forward can be agreed, esp. on elections.
The 🇪🇺 is ready to support such Somali efforts.
It is deeply regrettable that security agencies have detained or abducted Sacdiyo Macallin Cali, a female Bajaj driver, while she was protesting as part of the demonstrators
complaining about the pressure and hardship imposed on Bajaj drivers.
Waxaa galabta noo soo dhamaaday kulanki labaad iyadoo aan la gaarin wax is af garad ah ku saabsan doorashooyin heer federal iyo heer dowlad gobaleedba.
_I agree wholeheartedly. Mogadishu’s “organized chaos” (as you eloquently put it) is a demonstration of the Somali people’s resilience and the undying optimism of the Somali youth. Thank you for this wonderful observation Mukhtar._
This Post is from a suspended account. Learn more
The ILAYS Party firmly believes that it is imperative to fully reverse all amendments made to Article 4 of the Provisional ConstitutionWe also maintain that the conduct of any electoral process must be conducted free, credible and the need for inclusive stakeholders,
thereby.
Abdulkadir Osoble Ali retweeted
The Somali🇸🇴Mosque is the largest and most central mosque in Ouarzazate. It was built by Somali merchants in the 1920s and is located near the town's busiest market. The mosque is notable for its culturally significant engravings, including depictions of camels.
The country is in a difficult situation and is facing serious challenges. President Hassan Sheikh Mohamud was expected to host a national dialogue that would bring together the Federal Government, all Federal Member States, and opposition politicians,
Ilays Party calls for the swift organization of free and fair electionin federal member states whose mandates expired, allowing local communities to elect legitimate ,inclusive and widely accepted administration .
Waa wax aad looga xumaado in waqtigan colaad noocaas ah laga sameeyo dhulki laga xoreeyay khawaarijti.
I strongly condemn the ambush and killing of sixSomali military personnel, reportedly aresult of a clan revenge attack, which targeted soldiers on their way home on Thursday.I urge the security forces to take immediateaction to apprehend thoseresponsible and bring them to justice
Waxaa dhab ah oo xaqiiqo ah madaxda maamul gobaleedyada waxa sharciyad ku joogo Saciid Deni iyo Cali guudlaawe oo ay ka sii dhamaan rabto. Inta kale Sharci darro ayay ku duljoogaan maamulada ay joogaan.
Dalka Soomaaliya oo idil sharciyad buuxda oo dastuuri ah waxaa haysta Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, wuxuuse dhaawacayaa sharciyadiisa haddii uu dhaqangal ka dhigo dastuurka cusub.
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo midna dib loo doortay, midna ku jira muddo xileedkiisii, ayaguna sharciyad ayay haystaan.
Balse, Muuse Biixi, Axmed Qoorqoor, Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Madoobe waa madax IDMAN, mana lahan awood daatuuri ah.
Abdulkadir Osoble Ali retweeted
In international relations, it is common practice for countries unable to defend themselves against stronger, hostile neighbors to seek security guarantees or protection/strategic partnership from distant, great, or rising power. Therefore, it is perfectly acceptable for the Somali government to seek and secure strategic partnership from Turkey - NATO member and historic friend. In principle, I support Somalia finally obtaining security guarantees from a powerful country - I have advocated for this in my past writings.
However, it baffles me why the government repeatedly proves that the parliament is merely a rubber stamp. Turkey is not controversial in the least. I believe that most, if not all, parliamentarians would willingly and happily endorse the treaty through the regular procedure.
This event suggests that the country lacks a parliament capable of debating issues in a civil manner, voting on them fairly, maintaining confidentiality, and holding the government accountable. Is the institution's role now limited to casting votes for the presidency?
If the parliament cannot be trusted with a non-controversial treaty, I wonder how it can craft a constitution that will serve the Somali people well for a long time to come. Impossible!
Somali Version
Marka la fiiriyo dhaqanka ka jira xiriirka calamiga ah ee dhexmara dowladaha, waa sax dowlad tabar yar oo ka baqeysa in deriskeeda oo ka xoog-badan uu boobo, inay taageero iyo xulufeysi amni-doon ah la gasho dalalka awoodda leh. Waan taageerayaa in Soomaaliya ay raadiso oo ay hesho saaxiib awood leh oo ay ku tiirsato. Qormooyinka aan qorayna waan uga fallooday marar hore.
Waxaanse la yaabay sida ay mar walba hey’adda fulintu u macna-tireyso baarlamaanka.
Waan rumeysnahay in xubnaha baarlamaanka badidoodu ay taageeri lahaayeen waayo Turkey waa dowlad ay siyaasiyiiinta iyo shacabka inta badan ku kalsoon yihiin.
Siyaasiyiintii soo xulay xubnahan uma hiillin hey’adda sharci-dejinta. Ujeeddadoodu waxay aheyd codeynta doorashada madaxweynaha oo kaliya. Hawlaha kale ee baarlamaan laga rabo maba aysan ka fekerin. Hey’adda fulintuna uma turto. Sidaa darteed, baarlamaan macno leh ma arko.
Haddiiba aan lagu aamini karin xubnaha baarlamaanka heshiis aan la isku diidanayn, sidee loogu aaminayaa dastuur la rabo inuu boqollaalka sano ee so socda uu xeeriyo siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka? Suurta-geli meydo.
Abdulkadir Osoble Ali retweeted
Today, the world marches for peace, justice and hope for the Palestinian people.
Video credit 🎥: @jeremyclancy.
xitter.cf/jeremyclancy/status/17…
Waxa aan ammaan iyo bogaadin u soo jeedinayaa dhammaan dadki Soomaaliyeed ee sida gobanimada leh uga dhiidhiyay Heshiis ku sheeggii gardarrada ahaa ee uu Muuse Biixi la saxiixday Abiy Ahmed iyo saaxibadii caalamka ee dalkeenna hooyo garab istaagga u muujiyay.
Waxa aan si gaar ah u ammaanayaa madaxdii iyo dadweynihii kala duwanaa ee iskugu soo baxay Goballada Waqooyi ee Soomaaliya (Somaliland) si ay u diidaan damaca Itoobiya ay ku dooneyso in ay dalkeenna ku hanato.




















