Bachelor International relations and diplomacy post graduate security studies and intelligence

Somalia Mogadishu
Joined April 2024
Mullaaxo Geedi retweeted
🚨 #NewPublicationAlert What will it take to end Female Genital Mutilation (FGM) in Somalia? SIHA’s latest policy brief takes a close look at the 2019 Anti-FGM Bill, unpacking its strengths, exposing the gaps, and spotlighting opportunities for reform. Through a human rights lens, the brief offers actionable recommendations to align the law with international and regional standards—strengthening the fight to end female genital mutilation once and for all. 📖 Explore the full analysis here:  issuu.com/halayassin/docs/an… #EndFGM #Somalia #WomensRights #HumanRights #PolicyBrief #LegislativeReform #StopVAWG ----------------------------- @swcca1 @SWDC_ORG @IfrahFoundation @KalsonAbdi @US2SOMALIA @Mullaha2025 @Yurub_waberi @EU_in_Somalia @UNSomalia @Faiza__Ali @nujuumarts @__Raash @FranceinSomalia @UKinSomalia @DrDahir @YTimacade @naomohed @UNWomen_Somalia @WFPSomalia @caresom @OCHASom @UNFPA_SOMALIA @iom_somalia @WomeninGHSo @giz_gmbh @GermanyinSOM
1
2
410
Naxariis ku lad
Alle How naxariisto #Hodan_Naleye, Halkan waa SCHOOL Agoonta ay Laascaanood, Waxa Boqatay #Coeach_Marim ilmoda ayay is celiin wayday markii ay tagtay.😢
89
On this #InternationalWomensDay, I especially salute the Somali women of letters: 1) “And Then She Said” chronicles the life and the poetry of Hawa Jibril, one of the greatest Somali female poets, edited by her daughter Fatima Ahmed 2) “Sisters in Affliction” by Raqiya Haji Duale
1
13
68
4,274
Film Screening & Conversation: Dhalinyaro (2018) 📅 March 19, 2025 | 🕡 6:30 PM Catch a special screening of Djibouti’s first-ever feature film, Dhalinyaro, followed by a conversation with director Lula Ali Ismaïl. 🎬 #AfricanCinema #Dhalinyaro #FilmScreening #UofTEvents
2
1
486
Dhalinta dambe dagaalada ku koray misena dabkii abbahii shiday xaabo usoo garayo si uu uholciyo ka shaqaynayo 2025 waxba nolosha ugama harin ha is qarxiyo.
2
61
Waxaa dadkaynu ubaahanyahay "cilmiga caloosha iyo cilmiga caqliga" oo dheelitiran. Cilmiga calooshu waa aqoon kasta oo suurtagelinaysa in toos loogu shaqaysto sida dhakhtarnimada, injineernimada iyo farsamadda. Culmiga caqligu waa culuumta bulshada sida taariikhda, siyaasadda, falsafada IWM. Waxaa aad loo bartaa cilmiga caloosha, barashada cilmiga caqliguna waa yartahay. Taas mincaheedu waa "calool wayn iyo caqli yar". Yaraanta caqliga siyaasadda ee muuqata maanta waxaa sabab u ah yaraanta cilmiga caqliga. Hadaba, ma kobcinaa caqligaas?
15
14
4
67
5,527
NISA: Waxaa la joogaa waqtigii Hay’adda nabad sugida loo bedeli lahaa sirdoon. Waxaan horay u ogeyn in Hay’adda NISA u shaqayso qaab ciidan hubeysan, sida milateriga ama booliiska. Marar badan baan barnaamijyo kala duwan uga hadlay baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo NISA, si looga hortago culesyada amni ee dalka kusoo fool leh. Waxa marqaati ma doonta ah, sida NISA u Maaresay Dagaalkii dowlada federalku ku qaaday maamulka Jubbaland iyo sida aysan uga war hayn waxa dalka ka socda. Iskaba daa Waxa Addis Abeba iyo Itoobiya ka socday, NISA ogaan waysay sababta isgaarsiinta ‘Raaskaamboni loo damiyey oo ahayd in Jubaland ciidamo kusoo daabulesay degaanka Raaskaamboni, maxay ka ogaan kartaa Alshabab iyo meela kale? Jubbaland waxay cadeysay/xaqiisay in ay qorshaha dagaalka iyo ilaalinta xogta amniga uga wanaagsan tahay dowlada federal ka, ogow wax kastana waa hogaanka iyo sida uu wax u fahamsan yahay. Muuqaaladaan ayay Jubbaland uga soo jawaabtay eedeyntii dowlada federalka ee ahayd in ciidamada Jubbaland Alshabab lasoo dhex marsiiyey. Danta dhow iyo mida fog ee dalka Ayaa ku jirta in Soomaaliya yeelato sirdoon la isku halayn karo. @TheVillaSomalia @HassanSMohamud @SomaliPM @HSNQ_NISA
51
26
8
313
50,155
Mullaaxo Geedi retweeted
Saddex maalin oo kaliya ayaa ka harsan waqtiga xiritaanka koorsada "Become a Political Strategist," oo ah koorso qaas inoo ah, taas oo aan ugu talaggalnay in aan ku tababarno 20 arday. Si fasalka uusan kaaga buuxsamin, halkan ka codso: 👇 forms.gle/Zv8djAjJmD3HgmnaA -BPL Academy
1
1
1
131
Mullaaxo Geedi retweeted
10 Caruura ayaan dhalay midna Aids ma qabo Xanuunkuna waxaan qabay 20 sano.
1
5
1
24
4,159
Waxaa Allah mahaddii ah in uu soo baxay oo la daabacay buuggii “Macallinkeen Allow Kaal” oo ka hadlayey taariikhda sooyaalka waxbarashada Soomaaliya. Buugga waxa uu ku qoran yahay far-Soomaali, si uu u haqabtiro baahida buugaagta ku qoran Af-Soomaali. Buugga waxaa lagu daahfuri doonaa hadduu Allah yiraa dalka Djibouti oo bisha dhamaadkeeda lagu qaban doono kulan sanadeedkii hay’adda Heritage. Waxaa kaloo daahfur loogu sameyn doonaa magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Waxan goor dambe idinla wadaagi doonaa sida aad buugga uga heli lahaydeen bogga Amazon .com Mahadsanidiin
25
42
16
159
17,898
Waxaan ku kulanay Ebuzer oo tarjumay kitaankayga Taariikhda Soomaaliya Afka Turkiga" Making Sense of Somali History, volume I&II". Waxaan ku kunnay shir sanadeedka Heritage" ee ka dhacaya Djibouti. Waxaa kale oo aan asigana siiyay kitaabkayga cusub " Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership".
9
57
2,792
Mullaaxo Geedi retweeted
The Brainstory team invites you to join our X Space discussion on the unspoken wound of childhood trauma in the context of Somalia. Our guest, Abdullahi M. Awsey, Psychotherapist and Mental Health Consultant will provide insights into this crucial topic.
2
1
8
431
📢 New Paper Release: Our latest report, "Fostering Safe and Inclusive Workplaces for Women in Somalia", highlights the vital role of women in rebuilding Somalia post-conflict. Despite making up 52.7% of the population and leading many households, women face systemic barriers in public, private, and nonprofit sectors. This report examines these challenges and the strategies women use to navigate them. Read the full report. English: bit.ly/3ZajntX Somali: bit.ly/3OvjBXH Arabic: bit.ly/4fNh3Qw
1
13
2
35
5,393
Cirka Waataa lookacay Lacaraabi Gaajo Ceyri Xoolo Laga Dhaqay.
134
29
7
401
37,927