Radio Kulmis (@RadioKulmis) header
Radio Kulmis (@RadioKulmis) profile picture

🇸🇱 💙Against-fascist |Patriot 🇺🇸| #Resist |🇺🇦 | #BLM 🦋Free🇵🇸 |Justice for All | Human Rights | Justice | 🛑 No to Oligarchs, MAGA,DMs,Porn,Nazi, Crypto

Washington, DC
Joined October 2023
Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)Photo by Radio Kulmis (@RadioKulmis)
Drop a like 👍 if you stand with the Republic of #Puntland and President @HESaidADeni #PuntlandFirst Agenda.
25
12
1
100
5,431
Radio Kulmis retweeted
Askariga ugu danbeeya Ciidamada Midowga Afrika,waxaa laga rabaa in uu ka baxo Ciida Somaliya 31-December Sandkan. Dhanka kale Dowlada Maraykanku Lacagtii ay ballanqaaday in ay siinayso Ciidamada Midowga Afrika si ay ugu isticmaalaan Saad ahaan Sanadkan inta ka harsan oo dhamayd $126-Milyan,waxay ka bixisay $26-Milyan,iyadoo intii kale laga heli waayay,taasoo muujinaysa in caalamku uusan niyad dambe uhayn maalgelinta xasiloonida iyo Dowld dhiska Koonfurta Somaliya. Waxaa kaloo istaagay Lacagtii Mashaariicda,waxaana lagu kala tagay Xeradii Xalane. Ganacsiga Magaalada Muqdisho oo ku tiirsanaa Lacagta caalamka ka timaada ee lagu helo Magaca Somaliyed hoos,ayuu udhacay 65%,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa Xayaat Mall oo ah Xarun weyn oo Ganacsi oo dhintay 70% shaqaalihii ka shaqaynayay,waxayna maamulayaasha Xaruntaas leeyihiin sidaan hadii wax kusii socdaan Mall-ku isma bixin karo. Xamar,waxaa xaalkeeda intaas usii dheer Dadkii wax haystay oo kala baxaya Xaasaskooda. Janaayo 2027 sida xaalka Muqdisho noqon doono aadbaa looga walwalsan yahay. JQ.
3
6
1,541
Radio Kulmis retweeted
Xawaadle baaqii Ugaaskooda,waa kasoo jawaabeen oo waa soo buux dhaafiyeen hougiisa. JQ.
1
2
13
979
Radio Kulmis retweeted
Xasan,waxaa ugu filan hantaaturaynta uharsan Gudoomiyaha Maxkamada. Maalin walba markuu Shir ka hadlo Xasan,isaguna haka hadlo. Madaxweyne aan sharciyad haysan iyo Gudoomiye aan sharciyad haysan? Waa isla dumayaan. JQ.
3
1
6
1,490
Replying to @AbdulElSayed
Pure evil 🇮🇱not pure Michigan🇺🇸 Let’s ignore her
62
124
29
963
178,493
Happy Birthday, @AbdulElSayed! 🎂🎉Pure 🇺🇸Michigan Let’s finish strong! Every vote matters. Get out there, make your voice heard, and VOTE! For America 🇺🇸 — let’s keep pushing forward! 💪🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
34
227
6
683
6,465
Radio Kulmis retweeted
Sidee u suurowday in Maleeshida Maamulka Xamar ay todobaadyo ka hor u maraan wadada Baydhabo iyo Xamar, haatana ay ugu suuroobi weyday? Al Shabaab ma haystaan maleeshiyo fara badan oo meel walba taagan. Waa kooxo guur guura oo meshii ay ka hawlgalayaan lagu soo uruuriyo. Hadaba doorkii hore ee Maleeshiyada Xamar ay wadada martay waxay aheyd lama filaan, madaama wadadaasi u xirneyd Al Shabaab marna maysan fileynin in Maleeshiyada Xamar ay ku fakeri karaan inay maraan. Hadaba markii ay mareen waxaa dhacday inay Al Shabaab bilaabeen diyaargarow weyn oo waxay awood hayeen isugu kenaan wadada Baydhabo iyo Xamar si ay u go'doomiyaan kuwa Baydhaba u gudbay. Maalintii Isniinta Maleeshiyada Xamar waxay afka uga dhacday dabino ay Al Shabaab maleegtay oo isdaba yaal inta u dhaxeysa degaanada Leego iyo Buurhakaba. Al Shabaab guul aysan waligeed gaarin baa u suurto gashay, tasoo ay u sahashay qorshe iyo aqoondarada haysata Maamulka Maleeshiyada Xamar.
1
4
423
Replying to @Abdulkwarsame
By: Amb Awale Ali Kullane @Awalekullane 💯✅🙏🏾 SOMALIA · 2026  When a President’s Credibility Is at Stake Hassan Sheikh Mohamud — His Words Then. His Record Now. · 01 | POLITICAL EXCLUSION   · Date: 22 DECEMBER 2020   · THEN: At the Dodsan Forum, he warned that Somalis seek outside support when fellow Somalis drive them away.   · NOW: As president, he faces disputes involving Puntland, Jubaland, South West State and Hirshabelle, with political pressure and armed confrontation in some areas.   · THE QUESTION: Why does his administration continue to face accusations of political exclusion when he himself warned of its consequences? · 02 | POLITICAL DISSENT AND THE USE OF FORCE   · Date: 26 JANUARY 2022   · THEN: In his Foreign Affairs article, “Somalia’s Dangerous Authoritarian Turn”, he accused the previous president of being prepared to hold the country “at gunpoint” to remain in power.   · NOW: Opposition demonstrations and gatherings in Mogadishu have faced security restrictions and armed confrontation. The government disputes allegations of unlawful repression.   · THE QUESTION: Why was the use of security forces against political opponents unacceptable to him when he was in opposition, but apparently acceptable now that he is president? · 03 | GOVERNING BY CONSENT   · Date: 29 APRIL 2022   · THEN: “Somalia can only be governed by consent.”   · NOW: Constitutional amendments proceeded despite objections from key Federal Member States and opposition leaders.   · THE QUESTION: Why did he proceed with contested constitutional amendments despite his own declaration that Somalia can only be governed by consent? · 04 | CONSTITUTIONAL ASSURANCES   · Date: 25 JANUARY 2024   · THEN: At President Said Abdullahi Deni’s inauguration in Garowe, he assured the public that constitutional changes would apply to the next term, not his current one.   · NOW: He signed constitutional amendments in March 2024 and the new Constitution on 8 March 2026. The revised five-year term is now being invoked in relation to his current presidency.   · THE QUESTION: Why did he sign constitutional changes affecting his current presidency after assuring the public that they would apply only to the next term? · 05 | THE PRESIDENTIAL MANDATE   · Date: 23 SEPTEMBER 2025   · THEN: In an interview with BBC Somali, he stated that his presidential term would end on 15 May 2026 and rejected extending his mandate.   · NOW: On 8 March 2026, he signed the new Constitution introducing a five-year presidential term, subsequently invoked to justify his continuation beyond 15 May 2026.   · THE QUESTION: Why did he sign constitutional changes that reversed his earlier commitment to end his presidency on 15 May 2026? Concluding Quote: "If a president no longer stands by what he said yesterday, why should the public trust what he promises today about tomorrow?" @HassanSMohamud @TheVillaSomalia @SomaliPM @AqalkaSare @Abdirahmanirro @HESaidADeni @PresidentMadobe @Laftagareen @MrQoorqoor @GudlaweHussein @HESharifShAhmed @M_Farmaajo @ShariifHSheikh @AmbMursal @OmarSharmarke @HassanAKhaire @MohamedHRoble @AAbdishakur @AhmedAwadSO @Kofi4Adam @MAWareSO @DrBaadiyow @MPMursalKhaliif @SheiknorQassim @MPKoshin @afyare_elmi @faisalroble19 @MPDrAbib @MohamoudGaildon  @ProfAbdiSamatar @qorane23 @DeeqHaldhaa @HARUNlaashaji1 @HarunMaruf @Mahamed81443729 @AminAmirArts @SeraGaid @GiGi_Faiza @zshirwac1 @KhadraDuale @AweysOMohamoud @Husdarwish @Moadow @abdi_fahad95386 @faaraxsheekh @Banadir2024 @AvvDoctor
1
1
268
Radio Kulmis retweeted
Ciidamada Difaaca Puntland,waa Ciidanka kaliya ee ka adag argagixisada guud ahaan Somaliya. Majirto goob ay isku arkeen oo argagixisadu uga adkaatay,waxaana qiray caalamka oo idil. Laga soo bilaabo 1992-dii ilaa Maanta,waxay la dirirayaan argagixiso hadba Shaati soo gashata. Buuro qalafsan oo aad udhibadan oo ay adag tahay in lagu dhex dagaalamo,ayay argagixisada ka nadiifiyeen Sanadkan. Sidoo kale Buuraha kale ee Calmadow ayay ka wadaan hawlgal kale oo sifayn argagixiso ah. Dhulka,waxay ku jabiyeen Boqolaal argagixiso guuraysa oo soo aaday Dhulka Puntland. JQ.
5
1
13
1,880
Radio Kulmis retweeted
#DEGDEG Daahir #Calasow oo Afka Furtay Shirqool baa naloo dhigay.
14
23
7
111
18,081
Radio Kulmis retweeted
Wiilka Musefeni,ayaa ku goodiyay in ay Ugandha la baxayso Ciidankeeda inkastoo Oday Musefeni aan maqal hadalkaas si waadix ah. Musefeni ma rabo in uu la baxo Ciidanka,wuxuuse cadaadinayaa caalamka si loosoo dadajiyo Lacagta lagu yaboohay. Xasan iyo Musefeni,waa is og yihiin,wuxuuna ugu tagay in ay caalamka lawada hadlaan oo si gaar ah Dowlada Somaliya looga maqlo in ay ubaahan tahay Ciidankan oo haday baxaan ay wajahayaan khatar amni. Warqada casuumada ah ee Xasan udiray Mucaaradka kaliya,waxuu uga dan lahaa Musefeni in uu ku qanciyo,maadaama Shirkii Kambala Warmurtiyeedkii laga soo saaray ay ku jirtay in DF iyo DG+siyaasiyiinta Madaxabanaan ay wada hadlaan. Isku soo wada duuboo Ciidamada Ugandha uma joogaan Koonfurta Somaliya danta Shacabka Koonfureed ee iyagaa dhaqaale ka sameeya oo xataa waxay heshiis qarsoon kula jiraan AS oo ka iibshaan Hubka iyo Shidaalka. JQ.
1
2
2,089
Radio Kulmis retweeted
War Bixin Ku saabsan Masiibadii Ka dhacday Deegaanka Jameeco ee Koonfur Galbeed Weriye @abdirizakatosh.
9
20
3
90
7,816
Radio Kulmis retweeted
Replying to @ridgulle
FACTS ON THE GROUND. attack in Jameeco, near Buurhakaba, resulted in the deaths of 400 USC clan soldiers and the capture of 50 military vehicles.The ? is why such a large military convoy was moving through territory reportedly controlled by Al-Shabaab without adequate protection
8
10
421
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane @HELugatoor , ayaa maanta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta @mofpuntland #Puntland .
1
1
8
1,946
Radio Kulmis retweeted
Tani waa Qandho saaid ah oo ay sababtay Gogosha Siyaasadeed ee Puntland dhigtay.☝️ Wax micno ah kuma fadhido Xiligan oo kale.✍️
4
3
13
1,379
Radio Kulmis retweeted
2000-Askari oo ay taageerayaan Diyaaradaha Turkiga ee F-16 iyo Drons,ayaa ku jabay KG. 321-Askari ayay Geeridu maraysaa inta la xaqiijiyay. Ciidankan,waxaa loogu talagalay in ay galaan Buurahakaba,iyagoo Ballidoogle kasoo dhaqaaqay Sadex Beri ka hor. Sidoo kale Ciidan Danaba oo gurmad ahaan uga soo baxay Ballidoogle,ayaa iyagana lagu helay Galabta Afaafka Ballidoogle,waxaana la xaqiijinayaa Ciidankaas in ay ka geeriyoodeen ku dhawaad 150-Askari. Guud ahaan Ciidamada Xasan ee Maanta geeriyooday,waa 500-Askari,waxaana jira 300- Askari oo iyaguna dhawaac ah iyo tiro kale oo Maxaabiis ahaan loo qabsaday. Ciidankaas 75%,waxay kasoo jeedeen Beesha Hawiye,gaar ahaan 35% ,waxay kasoo jeedeen Beesha Cayr. Ciidankan,waxaa lagu weeraray 30 Drons ah iyo 5 Baabuur oo qaraxyo ka buuxaan. Hawlgalkii loo magac bixiyay Operation Banooda ee Laftagareen lagu soo afjari lahaa,waa fashilmay. Sida muuqata Baydhabo Gacanta Xasan Shiikh way ka bixi doontaa dhawaan. JQ.
9
7
1
36
5,384
Waxa aan maanta shir-guddoomiyay fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 59-aad Golaha Wakiillada DPL. Ajandaha fadhiga maanta Ayaa ahaa ka 𝐝𝐨𝐨𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱-𝐤𝐚-𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐣𝐚𝐧𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟗-𝐚𝐚𝐝.
3
14
333
Radio Kulmis retweeted
Dadka reer Puntland 75% waxay rabaan in aysan siyaasada lasii lahaan Xamar oo Somalidu ku kala baxdo siyaasada. Hormuudka Bulshada oo lagu qiyaasi karo 25% waa ku kala qaybsan yihiin aragtidaas. Hadaba,waxaa hogaaminta leh Dowlada oo laga rabaa in ay aragtidayadaas ururiso oo kasoo dhex saarto jiho ay Puntland aado. Dowladu,waxay ku heli kartaa aragti lagu midaysan yahay in ay Albaabada ufurto Dadka oo dhagaysato markale bulshada qaybaheeda. Khudbadii Shalay ma jihayn Bulshada,waxaa marka khasab ah in Madaxtooyadu Albaabada furto oo samayso jihayn Bulsho. Hadii fashilkii khudbadii lawada sugayay kadib uu Madaxweynuhu Aamus kusii jiro oo xogaha soo baxaya sida ay sheegayaan uu Shir u aado Xamar,waxaa lumi doona kalsoonida Bulshada,waxaana la aamini doonaa in Madaxweynuhu kaliya tiisa ka shaqaysanayo. Jamhuuriyadii Sadexaad,waa burburtay,waxaana Miiska saaran Laba qodob oo kala ah.... 1. Aan ku kala baxno siyaasada. 2. Aan wada dhisano Jamhuuriyad Afraad. Marna Miiska ma saarna doorasho aan ka heshiino,sababtoo ah khilaafka taagan,waa ka weyn yahay khilaaf doorasho. Madaxweyne Deni,ayaa laga rabaa in uu PL ku hogaamiyo Labadaas qodob mid. Jamhuuriyad Afraad dhismaheed oo laga heshiiyay siday u ekaanayso ama kala tag siyaasadeed oo lakala madaxbanaanaado lkn marna ma suuroobayso heshiis doorasho in la raadiyo,haduu dhaco,waxay noqonaysaa danaysi siyaasadeed oo Madaxweynuhu gaar usamaystay. JQ.
32
11
6
70
11,067
🇺🇸 STAND UP FOR THE CONSTITUTION! THAT’S THE REAL AMERICA FIRST. We stand with @IlhanMN EVERY STEP OF THE WAY. 🇺🇸✊ DEFEND DEMOCRACY. DEFEND HER. DEFEND THE CONSTITUTION. #IlhanOmarDMN #AmericaFirst @IlhanMN @Ilhan
17
37
3
65
1,221
#Somalia cannot afford another political crisis. 🇸🇴 Puntland President @HESaidADeni accuses @HassanSMohamud of derailing consensus-based elections and alleges drone attacks targeting opposition figures in Mogadishu. No consensus. No trust. No stability.
1
3
361