Sakariye Gobdoon retweeted
Fans watching Morocco 🇲🇦 vs Portugal 🇵🇹 @ Mogadishu's SUMMER GARDEN.
📸 by @gobdoon4u
Sakariye Gobdoon retweeted
Macmiil, ogow in aanay daanyeernimo ahayn in aad saaxiibtaa buugaag u hadyayso 😄
#HufnaanIyoHawlkarnimo
#BellaBooks #BellaBooks2022
Sakariye Gobdoon retweeted
Waxa sharaf weyn noo ah in uu xarunta Bella Books nagu soo booqdo madaxweynihii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb, Maxamed A. Tiiceey oo ah siyaasi iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.
Mudane Tiiceey ayaa nagu dhiirrigaliyay hawsha aqoonbaahineed ee aan bulshada Soomaaliyeed u hayno.
Sakariye Gobdoon retweeted
Xulka Maanta — Beerta Xayawaanka
Buuggan waxaa tarjumay Dr. Jaamac Sahal waxa uu kuugu diyaar yahay @BellaBooks04.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0613293975.
📩: wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1
📍: Muqdisho, Isgoyska Taleex, Kasoohorjeedka Premier Bank, Daarta Grand Tower.
Sakariye Gobdoon retweeted
Bella Books waxay xusaysaa Maalinta Caalamiga ee AkhrisQoraalka. Waxay akhriste walba ku dhiirrigalinaysaa inuu sii labajibbaaro wax akhriskiisa—si loo helo bulsho wada AKHRIYAA ah; qoraa walbana uu sii laballaabo wax qoristiisa—si aan loo waayin wax la akhriyo. #WorldLiteracyDay
Sakariye Gobdoon retweeted
Macmiil maanta waa Maalinta Caalamiga ee Sawirqaadista.
@BellaBooks04 waxa ay ku la wadaagaysaa sawirka hoose. Fadlan, na la wadaag sawirkii ugu shidnaa ee aad qaadday.
#WorldPhotographyDay
#BellaBooks
#BellaBooks04
Sakariye Gobdoon retweeted
Waxa maanta si rasmi ah loo daahfuray xarunta cusub ee Bella Books oo ku taalla Waddada Maka al-Mukarrama, IsgoyskaTaleex.
#HufnaanIyoHawlkarnimo
#Bellabooks04
Sakariye Gobdoon retweeted
Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga Jidka Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah.
Hadda dalbo oo hadda hel. Goob kasta iyo goor kasta.
La xiriir: 0619877985 / 0682177806.
Sakariye Gobdoon retweeted
Bella Books waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta iyo goob kasta.
Noogu kaalay: hufnaan iyo hawlkarnimo.
Dhowaan filo.
#BellaBooks
#BellaBooks04
#HufnaanIyoHawlkarnimo
Sakariye Gobdoon retweeted
Bella Books waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta iyo goob kasta.
#BellaBooks
#BellaBooks04
#HufnaanIyoHawlkarnimo
Sakariye Gobdoon retweeted
This is the 1st year of the Mogadishu Art Exhibition. Events will include: art reviews, art launches, panel discussions and debates, poetry recitals, film and documentary viewings, keynote guest lectures, traditional performance and workshops.
#MAE2020
Sakariye Gobdoon retweeted
Waa kan bogga Golaha ee Facebook: facebook.com/208051184534798…
Sakariye Gobdoon retweeted
As schools and universities impacted by school closures. We have put together a new flexible way to reconnect with your students.
Get your e-learning Platform and migrate your classes online now.
Oder Now
0612717070
[email protected]
#StayHome
#KeepLearning
#Covid_19
Sakariye Gobdoon retweeted
We @Somstorytellers are part of the fight #Covid_19 👊 🦠
Home hygiene techniques 🧤 🧴
@101Storytellers @UNDPSomalia
@MoH_Somalia @BBCSomali
Your kind words warmed my heart.
Thanks @HudaMursal and @Seebeyond4, I wish you success.❤
Walaashey Hidaya Mursal, aadbaan kuugu halbalyeenayaa adiga iyo asxaabtaada #Seabeyond. Hormar iyo guulo waaweyn baan idiin rajeenayaa. Idim alle
#Seabeyond Hambalyo👏 facebook.com/100010963575192…




































